Iska hor imaad duleedka degmada Cadale ku dhex maray Al-Shabaab iyo dadka deegaanka
Wararka ka imaanaya degmada Cadale ayaa sheegaya in Iska hor imaad u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo Xoogag ka tirsan Al-Shabaab uu ku dhex maray...
Rajadii Beeraha Degmadda Afgooye oo soo laabatay
Wararka naga soo gaaraya dhanka Degmada Afgooye ayaa sheegaya inay soo laabatay rajadii laga qabay soo bixitaanka Beeraha ku yaala Degmadda Afgooye oo mudooyinkii...
Xaalad Degganaansha ah oo Maanta ka Jirta Degaanka Buulo Gaduud ee Gobolka Jubada Hoose
Iyadoo maalinimadii Shalay Degaanka Buulo gaduud oo ka tirsan Gobolka Jubada hoose uu dagaal ku dhex maray Ciidamada dawladda iyo kuwa Xarakada shabaab ayaa...
Magaalada Kismaayo oo Xalay Baandow ay ka Dhaqan Gashay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maamulka ku meel gaarka ah ee halkaa ka arrimiya in xalay...
Faah faahin ka soo baxaysa qarax dadkii dhigayay ay la kacday Bartamaha Gaarisa
Qarax xoogan ayaa xalay ka dhacay magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, kadib markii labo ruux oo sida la sheegay aasayay ay markii...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo kulan la qaatay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amaanka Qaranka Xukumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Maamulgoboleedka Puntland, iyagoo ka wada hadlay sidii loo hormarin lahaa Amaanka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Kormeerayna Xaafadaha Ay Soomaalidu Degantahay...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Ethiopia ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la...
Saraakiil ka socda Turkiga oo kulamo la qaatay Saraakiisha Somalia
Saraakiil katirsan Dowladda Turkiga ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay Saraakiisha ugu sar sareysa dalka Somalia, labada qeyb ayaa kulankooda uga hadlay xaaladda...
Mo Farah oo guushiisii ugu horeysay ka gaaray orodada gudaha dalka Ingiriiska
Orodyahanka ku guuleystay labada biladood ee tartankii Olympikada Mo Farah ayaa guushiisii ugu horeysay ka gaaray tartan orodada gudaha ah oo ka dhacay dalka...
Kooxda Kubadda Gacanta Heegan oo Hantay Horyaalkii 13aad + Sawirro
MUQDISHO: Garoonka 1da Luulyo (Ex-Lugino) ee Magaalada Muqdisho ayaa ciyaartii kama dambeysta Horyaalka 13aad ee Kubadda Gacanta waxaa isku haleelay wiilasha Horseed iyo Heegan,...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Baar Liido iyo Maamulaha Baarka oo ka hadlay (Sawirro)
Maamulaha Baar Liido Sea Food Qaasim Maxamed Nuur ayaa sheegay in aanay wax saameyn ah uusan ku yeelan doonin howlahooda shaqo Baarka iyo Adeega...
Ra’iisal Wasaaraha oo kormeeray qaar ka mid ah xeryaha Ciidamada ee magaalada Muqdisho+Sawirro
Sabti, February 16, 2013----Ra’Iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta booqday qeybo ka mid ah saldhigyada ciidanka ee magaalada...
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya oo lagu wareejiyay qalab xafiiseed
Taliska ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaano AMISOM ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejiyay taliska ciidanka Booliska...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay goob gawaarida la dhigo ee...
Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay qeybta gawaarida la dhigto ee Baarka Liido Sea...
Dhagxaan iyaga oo Holcaya cirka kasoo dhacay oo Waxyeelo badan geestay (Daawo Sawirada)
Dad tiradooda lagu qiyaasay kun qof ayaa la sheegay in dhaawac ka soo gaadhay, dhagxaan olalaya oo iyagoo sida kubada u duuban, xawaare sida...
Xukuumada Soomaaliya oo lacag tii ugu badneyd dul dhigtay madaxa gacan ku dhiiglayaasha Khaarijiya...
Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) R/wasaaraha Soomaaliya, ayaa waxa uu maanta balan qaaday in $50,000 oo lasiin doono qof kasta oo gacanta ku soo dhiga...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Saacid oo Magaalada Garoowe u dulay
Wararka naga soo garaya Magaalada Muqdisho ee Xarunta Wadanka Somalia ayaa waxaay tibaxayaan in saacad ka hor magaaladaasi ay ka duleen wafdi ka socda...
Huwanta Kismaayo oo u jahaystay dhanka Dagmada Jilib
Wararka ka imanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in Ciidamada Huwanta ah ee ka howlgala Gobolada Jubboyinka ay u...
Madaxweeyne Barack Obama oo Fadhiga looga kacay isaga oo Qudbada dhameeysan (Daawo Muuqaal+Warbixin)
Warbaahinta Caalamka ayaa Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Mr.Barack Hussein Obama waxa ay ku sheegeen Madaxweeyne War iyo xoog ku qabsaday dhagaha Shacabka dalka Mareeykanka kaas...
Arday Soomaali iyo kuwo Maraykan oo uu dagaal dhex maray
Wararka laga helayo magaalladda Minnepolis ee Gobalka Menesota, ayaa waxay sheegayaan inay arday Soomaali iyo kuwo Maraykan ah isugu gacan qaadeen Dugsi Sare oo...