Diyaarado aan la aqoon dalka laga lahaa oo duqeyn ka geystay duleedka Kismaayo
Kismaayo(INO)— Diyaarado aan la aqoon dalka laga leeyahay ayaa lagu soo waramayaa inay duqeymo ka geysteen duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose.
Dadka deegaanka...
Maxkamadda ICJ oo Kenya u qabatay in dhamaadka sanadkan soo gudbiso jawaabta dacwada Badda
Nairobi(INO)— Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa dowladda Kenya u qabatay in ugu dambeyn dhamaadka sanadkan ku soo gudbiso jawaabteeda ku aadan dacwada...
Dibadbaxyo looga soo horjeedo dadka soo-galootiga oo dka dhacay Koonfur Afrika 4
Pretoria(INO)- Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa adeegsaday xabado caag ah, gaas iyo biyo si ay u kala ceyriyaan dhallinyaro diidan soo galootiga oo isugu...
DEG DEG: Warbaahinta qaarkeed oo laga mamnuucay shirarka aqalka cad
Washington(INO)- Qaar ka mid ah hay'adaha warbaahinta ugu waaweyn ayaa laga mamnuucay inay ka qayb galaan shirarka jaraa'id ee aqalka cad.
BBC-da, wargaysyada The New...
Daawo: Xildhibaano Ka Tirsan BFS Oo Deeq Gaarsiyey Degmada Go’doonsan Ee Waajid
Waajid(INO)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta gaarey Degmada Go'doonsan Ee Waajid ee Gobolka Bakool iyagoona halkaasi gaarsiyey lacago deeq ah oo logu...
Daawo: Maamulka Gobolka,Kan Degmada Baydhabo iyo Shacabka Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyey RW...
Baydhabo(INO)- Halkan ka daawo Maamulka Gobalka Bay Kan Degmada Baydhabo iyo Shacabka Magaalada oo si diiran U soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee soomaaliya...
Shirkadda Kenyan airlines oo Loo Ogolaaday Duulimaadyada Tooska ah Ee Dalka Mareykanka
Nairobi(INO)- Shirkadda duulimaadka Kenyan airlines ayaa dowladda Mareykanku u ogolaatay iney safarro toos ah ku tagikaraan dalka Mareykanka.
Wasiirka gaadiidka Kenya James Macharia ayaa Khamiistii...
Howlgallo Ka Dhan ah al-Shabaab oo Ka Socda Gobolka Gedo
Baardheere(INO) Howlgallo ka dhan ah al-Shabaab oo waddooyinka loogu furayo dadka abaaruhu ku dhufteen si loogu gurmado ayaa ka socda gobolka Gedo.
Gudoomiye ku-xigeenka dhanka...
Somaliland oo ku fashilantay inay kaga dhabayso go’aankii ay ku tayeynaysay shilling-Somaliland
Hargeysa(INO)- Somaliland ayaa la sheegay inay ku fashilantay go’aankii ay ku doonaysay inay wax kaga qabato sicir bararka, isla markaana kor loogu qaadayey shilling...
RW cusub oo la kulmay safiirka UK ee Soomaaliya
Muqdisho(INO) Raisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa maanta la kulmay safiirka Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya Divid Concar.
Labada dhinaca waxaa ay ka wada hadleen xiriirka...
DEG DEG: Dagaal Culus oo ka qarxay Magaalada Marka
Marka INO)—Dagaalkan oo ah mid xoogan, una dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa waxuu ka socdaa Xaafado ka tirsan Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.
Ugu...
UPDATE: Al Shabaab Oo Kordhisay Go’doominta Xudur & Xaalad Bini’aadanimo Oo Ka Taagan Degmadaas
Xudur(INO)- Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Waxay Ka mid Tahay Degmooyinka Godoonka U Saaran Maleeshiyada Mayalka adage ee Al Shabaab.
Al shabaab Ayaa Xirtey...
Dhageyso: KGS Oo soo Dhaweysay Magacaabista RW cusub ee Dowladda Faderaalka
Baydhabo (INO) Kullan Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay yeesheen waxaa lugu soo dhaweeyay magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub ee dowladda faderaalka,Xasan Cali...
Wasiir ka tirsan KGS Oo Somaliland Ka Codsadey in ay Sii dayso Milkiilaha TV...
London (INO) –Wasiir Ku Xigeenka wasaarada warfaafinta iyo wacyi-galinta Bulshada ahna Mudane Ka Tirsan Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Inj. Abba Aawo Suufi...
Aqrio: Beesha Eelaay/Naasiye Oo Xilka Ka Qaadey Malaaq Maaney Isaaq Oo Lagu Eedayey Arimo...
Baydhabo(INO)- Ugaasyada, Samadoonada iyo Malaaqyada Beesha Eelaay/ Naasiye oo Xilka Qaadey Malaaq Maanay Isaaq oo ay ku eedayeen Arimo Badan oo ay ka mid...
DEG DEG: RW la magacaabay Kheyre oo iska casilay howshii uu ka hayay...
Muqdisho(INO)Xasan Cali Kheyre ayaa ahaa Madaxii shirkadan ee geeska Afrika waxana uu ka mid ahaa saamileyda shirkada iyadoo la sheegay inuu ku darsaday xisaab...
Dhageyso: Kullan Ballaaran Oo Lagu Taagyeeraayo Malaaq Deerow Oo Lagu Qabtey Baydhabo
Baydhabo(INO)- Kullan Lagu Taagyeeraayo Malaaq Maxamed Yacquub Deerow oo ah Afhayeenka Gollaha Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Lagu Qabtey Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Kullnaka...
Madaxweyne Farmaajo ma ku deg-degay magacaabista Raysalwasaare Xasan Kheyre?
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta (Khamiis) magacaabey Raysalwasaaraha xukuumadda oo ahayd shaqada ugu horeysa ee Madaxweynaha laga...
Maxaad kala socotaa taariikhda uu Norway ku leeyahay r/wasaaraha cusub ?
Muqdisho(INO)- Shabakadda Calanka oo aad ugu dhuun-daloosha taariikhaha iyo dhacdooyinka kusoo kordha soomaalida Norway ayaa waxaa ay heshay taariikh kooban oo ku saabsan r/wasaaraha...
DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa
Muqdisho(INO) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa.
Madaxweynaha ayaa Ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxaana madaxweyne Farmaajo...


















