Thursday, August 28, 2025

Askar Mareykan ah oo ku geeriyootay Afganistaan, markii diyaarad helicopter ah ay la soo...

Shan ka mid ah Ciidamada Mareykanka ee qeybta ka ah howl galka Ciidamada Caalamiga ee Nato ayaa ku geeriyooday dalka Afganistaan, kadib markii diyaarad...

Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Garoowe

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax shirdoon Saacid iyo wefdi uu hogaaminayey oo muddo sadex maalmood ah safar ku joogay magaalada Garoowe ayaa maanta soo...

Taliyaha ciidanka Asluubta oo sheegay in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay xabsiga dhexe...

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho iyadoo uu u geeriyooday hal ruux...

Afhayeenka baarlamanka oo ka qeyb galay munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday dhameystay waxbarashada mastar-ka

Munaasabadani oo ay ku qalinjebinayeen ilaa sagaal arday oo dhameysatay heerka labaad jaamacadda ee master Digriiga ayaa maanta lagu qabtey magaalada Muqdisho. Xaflada qalin jabinta...

Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo maamulka Soomaaliland ugu baaqay in ay xabsiyada ka daayaan...

Ka dib shir jaraa’id oo ay maanta magaaladda Muqdisho ku qabteen odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa waxa ay kaga hadleen dhalinyaro ay...

Wafdigii ugu horeeyey ee ka socda Qaramada Midoobay afar sano kadib oo gaaray magaalada...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ka kooban shan xubnood ayaa markii ugu horeysay gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe afar sano kadib. Wafdigan...

Is bedelka lagu sameynayo hogaanada ciidamada qalabka sida oo maalmaha soo socda la shaacinayo

Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay jireen hadal heynta ku aadan is bedelka lagu sameynayo hogaanada ciidamada qalabka sida ayaa lagu wadaa in maalmaha soo...

Ra’iisal Wasaaraha oo saaka booqday xerada 54-aad ee ciidanka Xoogga Puntland

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee...

Baarlamaanka Soomaaliya oo dib ugu celiyay Xukuumada Hindise sharciyadeed ay horkeentay

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu celiyay Xukuumada Hindisooyin sharciyeed oo dhowaan Xukuumada ay horgeysay Baarlamaanka, iyadoo Mudanayaasha Baarlamaanka ay su’aalooyin weydiiyeen Wasiirka Garsoorka...

Wasiirka Arrimaha dibada Masar oo soo gaaray Muqdisho iyo Safaarada Masar oo dib loo...

Wasiirka Arrimaha dibada Masar Maxamed Kaamil Caamir ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, iyadoo si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha...

Ciidamo Milateri oo ka yimid Gedo ayaa ku soo qul qulaya Kismaayo iyo dagaal...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay ku soo qul qulayeen magaalada ciidamo Milateri oo aad...

Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta, saacado kadib markii Gudiga madax banaan ee doorashooyinka uu...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Masar oo maanta ku soo jeeda Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibada Masar Mohamed Kamel Amr ayaa maanta lagu wadaa inay booqasho rasmi ah ku yimaadaan magaalada Muqdisho ee Caasimada...

Salaadiinta iyo Wax Garadka Kismaayo oo ku Hawlan Xal U Helidda Qodob la Isku...

Iyadoo uu dib u bilowdey Shirkii Maamul u sameynta Gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in Salaaddiinta...

R/wasaaraha oo soo dhaweeyay doorashadii ka dhacday dalka Kenya

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si diiran u soo dhaweeyay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday dalka Kenya taas oo uu ku guuleystay...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukunno ridday

Maxkamadda darajada koowaad ee gobalka Banaadir aya maanta waxa ay u fadhiisatay dacwada 13 eedeysane oo lookala heystay dambiyo isugu jiro dil, kufsi iyo...

Mudaneyaasha baarlamanka oo ka dooday dib u eegista dastuurka dalka

Kadib shir ay maanta isugu yimaadeen mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho uuna shir gudoominayay gudoomiyaha baarlmaanka fedaralka Mudane Maxamed   Sheekh...

Uhuru Kenyatta Waa Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya

Natiijada rasmiga ah ee doorashada Madaxtinimada Kenya ayaa goor dhow lagu dhawaaqay, iyadoo Gudiga doorashada uu iclaamiyay in Uhuru Kenyatta uu ku guuleystay doorashada...

Faarax Macalin “Codkii waa la boobay, waana lagu takri falay, Dacwad ayaa tageynaa oo...

Faarax Macalin oo ahaa Gudoomiye kuxigeenkii Baarlamaanka kana tirsan Xisbiga ODM ee musharaxa Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga ayaa sheegay inay qaadacayaan natiijada doorashjada...

Weerar is qarxin oo ka dhacay magaalada Kapul, xilli uu booqanayay Xoghayaha gaashaandhiga Mareykanka

Qof is qarxiyay ayaa weeraray meel ku dhow Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Afganistan ee magaalada Kapul, xilli uu halkaas booqanayay Xoghayaha cusub ee Gaashaandhiga Mareykanka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...