Thursday, August 28, 2025

Wasiirada Arrimaha Dibada Soomaaliya oo xubno ka socday Beesha caalamka kula kulantay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa kula kulantay magaalada Muqdisho Safiirada Beesha Caalamka u fadhiya Soomaaliya, iyadoo...

Siyaasiga Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo sanad kadib Muqdisho ku soo laabtay

Siyaasiga Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasaare kuxigeen ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, sanad kadib markii...

Cali Dheere “Wax aan taariikhda dhicin in dad inta la eg oo qaraabo ah...

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay dilal 48-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay qeybo ka mid...

Taliyihii Ciidamada Badda ee Gobolka Banaadir oo xalay lagu dilay degmada Dharkeenley

Kooxo Hubeysan ayaa xalay ku dilay degmada Dharkeenley Taliyihii Ciidamada Badda ee Gobolka Banaadir, iyadoo Taliska Badda Soomaaliyed uu ka hadlay dilka Taliyaha. Taliyaha Ciidamada...

Weerar bambaano oo xalay lagu qaaday hoyga Gudoomiyaha degmada Waabari

Afar ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay kadib weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Gudoomiyaha degmada Waabari Axmed Meyre Makaraan (Axmed Faal), iyadoo...

Munaasabad lagu dhaarinayay Taliyeyaasha cusub oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dharinayay Taliyayaasha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka. “Waxaa sharaf ii ah...

Sacuudiga oo noqday dalka ugu shilka badan Aduunka, iyadoo 20-kii sano ay ku dhinteen...

Dalka Sacuudiga ayaa noqday dalka aduunka uu shilka badan, iyadoo ay ku dhinteen 20-kii sano ee la soo dhaafay 86,000 oo ruux oo u...

Taliyihii Ciidamada xooga dalka iyo Abaanduulihii Ciidamada oo maanta xilalkooda wareejiyay

Saraakiishii ugu sareysa ciidamada xooga dalka ayaa maanta si rasmi ah waxay xilalkooda ugu wareejiyeen Saraakiisha cusub ee loo magacaabay, iyadoo maalmihii u dambeeyay...

Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe oo ku sii fidaya cudurka shuban biyoodka

Xaalada caafimaad ee maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa laga deyrinayaa, iyadoo 5-maalmood ee la soo dhaafay uu soo ritay ilaa 22-ruux,...

Wararkii ugu dambeeyay wada hadalada ka socda Nairobi ee ku saabsan khilaafka Kismaayo

Iyadoo labo maalin ka hor magaalada Nairobi la geeyay Mas’uuliyiintii ugu sareysay ee Maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa waxaa wali socda wada hadalada...

Meydadka dad horay howl galo lagu qabtay oo saaka lagu arkay Xaafada Gubta ee...

Meydadka ilaa afar ruux oo jirkooda rasaas ka muuqato ayaa saaka lagu arkay Xaafada Gubta ee degmada Dayniile, iyadoo ay ku jireen dad horay...

Gudoomiye Tarsan “Shabaab waxay qorsheynayaan in baalooyinka Nalalka inay qarxiyaan”

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay horumarada iyo mashaariicda xilligan ka jira Gobolka, isagoo ka digay qorshe Al-Shabaab maleegayaan oo...

Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo hawl galo ka sameeyay Shabeellaha Hoose, maxayse ka tiri...

Ciidamada Dowladda iyo Amisom ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen 15 nin oo burcad ah, kuwaa oo wadada ku baaran jiray dadka Safarada ah. Dadka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo wefdi uu hogaaminaayo oo Magaalada Riyadh u amba baxay

Waxaa saakay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho wafdi ballaaran oo uu horkacayay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee...

Odayaasha Jubbooyinka oo xukuumadda ka codsaday Taageero iyo Xukuumadda Somalia oo dhagaha ka fureysatay

Xilli Shir uu ka socdo Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa qaar ka tirsan Odayaasha ka qeybgalay Shirka Maamul u sameynta Jubbooyinka ay Xukuumadda Somalia ugu...

Ciidamo ka tirsan dowladda oo isaga soo baxay deegaano ka tirsan Gobolka Baay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa deegaano ka tirsan Gobolka Bay ay isaga soo...

Saraakiil ka socota Qaramada Midoobay oo booqatay xarunta Unicef ee degmada Jowhar(Sawiro)

Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay booqatay xaruntii hay’ada Unicef ay ku lahayd magaalada Jowhar. Booqashada saraakiishan ayaa qeyb ka ahayd booqasho...

Xukuumada Soomaaliya oo xal u raadineysa khilaafka siyaasadeed ee ka jira Galkacyo labadeeda dhinac

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku jooga magaalada Galkacyo ayaa wada dadaalo uu ku xalinayo khilaafaadka ka jira Galkacyo labadeeda dhinac...

Dilal xalay siyaabo kala duwan uga dhacay magaalada Muqdisho

Dilal kala duwan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo meydadka dad aan la garan la soo dhigay xaafadaha, kuwaasoo gawaari laga tuuray markii...

Ilaa 50-ruux oo u geeriyooday Alcohol ay ku sumoobeen dalka Libiya

Ugu yaraan 51-ruux ayaa u geeriyooday markii ay cabeen qamriga Alcohol magaalada Tripoli ee dalka Libiya, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka. Ilaa 378 ruux ayaa...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...