Askar ka tirsan Nabadsugida oo lagu kharijiyay Magaaladda Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Suuq Bacaad ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Saakay Kooxo bastoolado ku hubeysan ay gudaha Xaafadaasi ku dileen labo nin oo...
Markab Booyadle Kiimiko waday oo la sii daayey
Burcad-badeeda Soomaaliya ayaa waxa ay Maalintii Khamiista la soo dhaafay sii daayeen Markab Booyadle Shidaal oo lagu magacaabo MV Royal Grace.
Markabkaasi ayaa waxay burcad-badeeda...
Dowladaha Britain iyo Turkiga oo ka wada hadlay Shirweynaha Soomaalida ee London
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Brritain William Hague iyo Dhigiisa Dalka Turkiga, Ahmet Davutoglu, ayaa kulan ku yeeshay Magaaladda London ee Dalkaasi Britain.
Labada wasiir waxa ay Kulankooda kaga...
Haweeney Soomaliyed oo ka mid noqotay 9-haween oo Mareykanka Abaal marin gudoonsiisay (Daawo-Sawirro)
Haweeney Soomaaliyed ayaa ka mid noqotay ilaa sagaal haween oo dowladda Mareykanka ay gudoonsiisay abaal marin, xilli maalinimadii shalay ku beegneyd Maalinta Haweenka Aduunka...
Ra’iisul Wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Garowe
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, iyadoo safarkan uu yahay kii u horeeyay, kaasoo qeyb...
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Haweenka 8-da Maarso oo ka dhacday degmada Marko (Sawirro)
Dabaaldegaan ayaa waxuu ka dhacay xarunta gobalka Shabeelada hoose ee magaalada Marko. Waxaa soo qabanqaabiyay ururka SYL-II, maamulka degmada Marko iyo ururada bulshada ee...
Taliska ciidamada nabadgelyada wadooyinka oo walaac ka muujinaya waxyeelada ka dhalada gaadiidka duugga ah...
Taliska ciidamada ilaalada waddooyinka ayaa walaac ka muujiyay gaadiidka duugga ah ee xamuulka ka qaada magaalada oo maalmihii la soo dhaafay si isdaba joog...
Ganacsiga suuqa Islii oo maalintii Shanaad xiran
Maalintii Shanaad ayaa waxaa si xiriir ah u xiran suuqa ganacsiga Soomaalida ee ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, taas oo sabab u...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maalinimada berri daah furaya dib u eegista dastuurka
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinnimada berri ah si rasmi ah u daah furaya dib u eegista ay ku sameynayaan Dastuurka Dalka kaasi oo...
Ra’isul wasaaraha Britain oo ballan qaaday xakameynta Muhaajiriinta
Ra’isul Wasaaraha Dalka Britain David Cameron, ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay uu wax badan ka qabtay qulqulka Muhaajiriinta Shisheeyaha ee buux dhaafiyey...
FALLO:- Rajadda Ciiddamadda Somaliya ee qaadista Xayiraada Hubka
Ciiddamadda Xoogga Dalka Somalia, waxay haatan ka soo kabanayaan Khasaarihii ka soo gaaray Burburkii Nidaamkii Dowladnimo ee ku habsaday Ummadda Soomaaliyeed sannadkii 1991-kii.
Milliteriga Somalia,...
Marwo Fowsiya Yuusuf Aadan oo Facebook Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain ku soo bandhigtay Maqaal...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Fowsiya Yuusuf Aadan ayaa Facebook Dhigeeda Dalka Britain, William Hague ku soo qortay Maqaal dheer oo ku saabsan Arrimaha Shirka Bisha...
Wafdi Ka Socda Wasaaradda Caafimaadka Dalka Turkiga Oo Muqdisho Soo Gaaray
Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka dalka Turkiga ayaa barqanimadii maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda ayadoo wafdigaasina ay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade...
Maamulka G/Baay oo ka warbixiyay amaanka gobolkaasi
Maamulka cusub ee gobolka Baay ayaa ka warbxiyay xaalada nabadgalayada, isagoo oo dhinaca kalana sheegay in hey’adaha samafalka ay kala hadleen sidii wax loogu...
C/kariin Guuleed “Dowladda Mas’uuliyad weyn ayaa ka saaran hirgelinta nidaamka Federaalka”
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ka go’an tahay in dalka oo dhan ka hirgeliso nidaamka...
Shacabka Muqdisho oo qaati ka jooga sabbeynta sarifka Dollarka iyo Shilinka Soomaaliga oo daaqada...
Tan iyo markii la doortay Xukuumadda rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa mar kaliya shacabka Muqdisho u soo baxay cadow uga daran kuwii...
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo ka hadlay qaraxyada Muqdisho ku soo noqnoqday, baaqna u jeediyay...
Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa ka hadlay qaraxyada is miidaaminta ah ee maalmahaan ku soo noqnoqday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo galaaftay...
Dekeda Muqdisho oo laga dhoofinayo xoolihii ugu badnaa muddo 22 sano ah
Dekeda magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dhoofinayaa xoolihii ugu badnaa ee ka dhoofo tan iyo burburkii dowladii hore.
Xoolo isugu jira geel iyo ari ayaa...
Maalinta haweenka adduunka oo laga xusayo dalka Soomaaliya
Munaasabado kala duwan ayaa waxa ay ka dhacayaan gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah sida ay sheegayaan ururada haweenka ee ka jira goboladaas.
Magaalooyin badan...
Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Ka Warbixiyey Safarkii uu Ku Tagay Gobolada Dhexe
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa galabta Shir Jara’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa uga warbixiyey warbaahinta safarkii uu...