Diyaarada Yemen Airways oo duulimaad ka bilaabi doonta magaalada Muqdisho
Diyaarada Yemen Airways ayaa markii u horeysay duulimaad ka bilaabi doonta magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, kadib markii Mas’uuliyiin ka socota diyaarada ay soo...
Shacabka dalka Zimbabwe oo u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan dastuur...
Dalka Zimbabwe ayaa maanta waxa ay u dareereen goobaha codbixinta iyagoo cod u qaadaya dastuurka cusub ee dalkaasi.
Dastuurka cusub ayaa ah mid ay si...
Ra’iisul Wasaaraha oo booqday xabsiga dhexe ee Muqdisho oo dhowaan cudurka shuban biyoodka ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer shaqo ku tagay...
Wasiir kuxigeen ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Berbera
Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire ayaa muddo sacaado ay Ciidamada Somaliland ku xanibeen garoonka diyaaradaha magaalada Berbera, halkaasoo diyaaradii uu saarnaa Wasiirku...
Ilaa 10-ruux oo saacadihii la soo dhaafay Beledweyn ugu geeriyooday cudurka shuban biyoodka
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa 10-ruux ay u geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka, iyadoo tiro sodon ka badan...
Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano 30 kilo mitir u jirra Baydhabo
Ciidamada Dowladda Somalia ayaa si buuxda Maalinimadii shalay ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Awdiinle, oo ay kula wareegen Dagaal fool ka fool ah oo...
Cabdullaahi Xasan Bariise oo digniin adag u diray Alshabaab
Taliyaha Ciidanka Dambi Baarista ahna Afhayeenka Ciidanka Buliiska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Baaritaano ay sameeyen...
Muqdisho oo siyaabo kala duwan loogu dilay Saddax ruux
Kooxo hubeysan ayaa waxaa ay Habeennimadii xalay Saddex qof siyaabo kala duwan ugu dilay Xaafadaha Suuqa-xoolaha iyo Kaasa-balbalaare ee magaalada Muqdisho.
Meydka Laba qof oo dhallinyaro...
Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay inay heleen raadadka saddex kiis oo ku saabsan dilalka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa sheegay inay heleen raadadka saddex kiis oo ku saabsan dilalkii loo geystay ilaa 20-wariye oo lagu...
Wasiiru dowladaha Arrimaha gudaha oo dhiira-geliyay Diblomaasiyiinta Soomaalida ee tababarka uga socda Koofur Afrika
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dowladda FS Mahdi Maxamuud Cali ayaa caawa ku booqday 21 diblomaasi oo Wasaaradda arrimaha dibadda iyo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda magaalada Baydhabo
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa saaka la filayaa in booqasho uu ku tago magaalada Baydhaboee Gobolka Baay, kaasoo ah kii u...
Dibadbax looga soo horjeedo afduubyada dadka rayidka ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Dibad bax looga soo horjeedo Afduubka loo geesanayo dadka rayidka ah ayaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, iyadoo ay ka qeyb galeen...
Isku aadka wareega 8-da Champions League oo la sameeyay Juventus iyo Bayern Munich oo...
Waxaa goor dhow lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Switzerland isku aadka wareega 8-da ee koobka Champions League, oo ay isugu soo hareen sideed...
Dagaal culus oo dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay duleedka Baydhabo
Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah iyo dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee...
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka Wasiirada arrimaha gudaha Carabta
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka wasiirada arrimaha dibada Carabta, kaasoo lagu soo gaba gabeeyay magaalada...
Taliska Booliska oo ka warbixiyay howl galo dad lagu qab qabtay oo xalay laga...
Taliska booliska Gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay howl galo dad lagu qabtay oo xalay ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo...
Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay Cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya
Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay tallaabada golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey uu Soomaaliya uga qaaday cunaqabateynta hubka, oo muddo 20-sano ay...
Golaha Ammaanka iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay Hawlaha Nabad ilaalinta Somalia
Kulankii ugu horeeyay Taariikh ahaan ayaa waxa uu xalay dhex maray Danjirayaasha xubnaha Golaha Ammaanka ee QM iyo Guddiga Ammaanka iyo Siyaasadda ee Midowga...
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka G/banaadir oo soo kormeeray qeybo ka mid ah dagmooyinka gobolka
Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasada iyo arrimaha bulshada ahne ku simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir Cali Axmed Guure iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka ayaa...
Kulankii golaha wasiirrada ee maanta oo warbixino looga dhageystay R/wasaaraha
Shirkan Golaha wasiirrada ay isugu yimaadeen waxaa shir guddoominayey R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo qaatay muddo saacado badan ayaa looga hadlay arrimo ay...