Kashafaad: 23 Wasaaradood Oo leh KGS Oo Aysan Lahayn Xafiisyo Sax Ah, Qorshe...
Baydhabo(INO)- Koonfur Galbeed ayaa leh 29 Wasaaradood mudo 2 sano oo aan la isku shaandheyn, Isla markaana aysan lahayn Marka Laga Reebo 6 Wasaaradood,...
Dr.Gaas Oo Qorsheynaya Inuu Saxiixo Heshiis Dekeda Boosaaso loogu wareejinayo UAE
Bosaaso(INO)— Warar maalmihii la soo dhaafay si aad ah u soo xoogeysanayay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas uu qarka u saaran...
Dhageyso: Somaliland oo sheegtay in Farmaajo uu ka duwan yahay Madaxdii ka horeysay
Hargeysa(INO)- Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), oo ku soo baxay...
Dhageyso: Miisaaniyadda dowladda Somalia oo la kordhinayo
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed( Farmaajo) ayaa sheegay in Sanadkaan la kordhin doono Miisaaniyadda dowladda Marka la eego Balanqaadyada ay haysato dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha...
Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay safarkiisii Sacuudiga, kana codsaday baarlamaanka in ay ansixiyaan..
Muqdisho(INO)- Madaxweyne Farmaajo oo warbaahinta kula hadlay xasfiiskiisa ayaa sheegay in dhammaan codsiyadii ay u bandhigeen dowladda Sucuudiga laga aqbalay, isaga oona intaas raaciyay...
Dowladda Malaysia oo caddeysay in walaalka hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi lagu dilay sun sanka loo...
Kuala Lumpur.(INO)- Wasiirka caafimaadka dalka Malaysia ayaa shaaca ka qaaday in ay soo gabo-gabeeyeen baaritaankii ay ku hayeen jirka Kim Jong-nam oo ah nin...
Xiriirka warbaahinta iyo Trump oo xumaaday iyo warbaahinta qaar oo laga mamnuucay aqalka cad
Washington(INO) Madaxweyne Trump ayaa sheegay inuusan sannadkan ka qayb gali doonin cashada sannadlaha ah ee ururka wariyeyaasha aqalka cad. Tallaabadan ayaa timid ayadoo uu...
Daawo:Haweeney uu qabo Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan Al shabaab Oo Aaminsan Fekrado...
Muqdisho(INO)-Haweeneydan oo lagu magacaabo Leyla Cumar Baaruud, ayaa waxaa Sabtidii lagu soo bandhigay Xarunta Godka Jilicow ee Degmada Boondheere, ka dib markii lagu soo...
Dr. Gaas Oo Isku Shaandheyn Ku Sameynaaya Gollahiisa Wasiirada
Garowe(INO)- Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaandheyn ku sameyn doona golaha Wasiirada maamulkaaasi sida ay Idale News Online u sheegeen...
Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Magaalada Marko
Marko(INO)- Wararka Saaka naga soo gaaraya Magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Saaka halkaasi laga dareemaayo deganaansho aan cago...
Nabadoon Ka Hadley 7 Dhalanyaro Ah Oo Puntland Dil Ku Xukuntey Oo Xabsiga Dhigay
Bosaaso(INO)- Ciidanka ammaanka magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari.
Nabadoonka ayaa la xiray xili...
Dhageyso: Aqoonyahno iyo Waxgarad Ku Shirey Muqdisho Oo Talooyin U Soo Jeediyeen Maamulka Sii...
Muqdisho(INO)-Aqoonyahno, Waxgarad , dhalanyaro iyo Haween Ku Shirey Muqdisho ayaa Talooyin U Soo Jeediyeen Maamulka Sii Quusaya Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Bayaankii ka soo baxay...
Dhageyso Hees Hore Oo Jecel ah : Nuurto Arlaadi iyo Maana Weel “Daleely Ingky...
Dhageyso Hees Jecel ah : Nuurto Arlaadi iyo Abwaan Maana Weel "Daleely Ingky Dhaaftooy, Dang Darooweey Daraadaa"
Kooxda Bayhaawo Ee Somalia
Dhageyso: Duruufo Adag Oo Ka Jira Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool
Waajid(INO) Waxa Duruufo Adag Oo Ka Jira Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.
Halkan Ka Dhageyso
Syria: In kabadan 40 qof oo lagu diley qarax ismiidaamin ah
Dimishq(INO)- Ugu yaraan 42 qof ayaa ku geeriyoodey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dhisme ay iska lahayd Dowladda Siiriya magaalada Xumus. Sida laga...
Mexico oo sheegtay in ay ka jawaabi doonto qorshaha darbiga Donald Trump haddii lagu...
Mexico(INO)- Mexico ayaa uga digtay Maraykanka in uu cashuur ku soo rogo badeecadaha dalkeeda looga dhoofiyo Maraykanka si dakhliga halkaa ka soo xarooda loogu...
Qoysas Abaar Uga Soo Barakacay Koonfur Galbeed Oo Gaarey Duleedka Muqdisho
Muqdisho(INO) -Kumanaan ruux oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobollada Bay Iyo Shabellaha Hoose ayaa maanta soo gaaray deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho.
C/raxmaan...
Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Oo KGS Ugu Baaqay Dib U Xureynta Degmadaas
Xudur(INO)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool Maxamed Cabdulle Xasan Oo Hada Ku Sugan Degmada Xudur Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Degmada Tiyeeglow Oo...
Sawiro: Qaabkii Bulshada Baydhabo U Soo Dhaweeyeen RW Cusub Ee Somalia
Baydhabo(INO)- Halkan ka daawo Maamulka Gobalka Bay Kan Degmada Baydhabo iyo Shacabka Magaalada oo si diiran U soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee soomaaliya...
UPDATE: Wariye La Kulmey Farmaajo Oo Maxkamad Ku Taalla Hargeysa La Soo Taagayo
Hargeysa(INO)— Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo maalmihii la soo dhaafay ku jiray xabsi ku yaal magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu wadaa in la soo...

















