Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaalkii Xamar Weyne iyo Amisom oo gurmad sameeyey
Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya Xamar Weyne ayaa waxay sheegayaan in dagaalka udhaxeeya ciidamada dawlada iyo kuwa Hubeysan ee duhurnimadii weerarka qaaday.
Warar hor...
Dagaal ka socda Xamar Weyne iyo Shabaab rag loo maleynayo oo la wareegay Maxkamada...
Warar goor dhaw soo gaaray Warqabadka Markacadey.net ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in ciidamo hubeysan ay weerar ku qaadeen Xarunta Maxkamada gobolka Banaadir...
Madaxweynaha Somaliya oo kusoo laabtay Muqdisho iyo Saxaafada oo safarkoodii looga warbixiyey
Wafdi uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliya Xasan shiikh Maxamuud ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho kadib safar labo maalmood ah uu Turkiga ku joogay.
Xasan...
QODOBO:- Silaanyo oo sheegay inuu Gaashaanka ku dhuftay Saddax Qodob uu ku sheegay in...
Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo oo iminka ku sugan Magaaladda Ankora ee Caasimadda Dalka Turkiga ayaa sheegay inuu ku guuleystay in Gaashaanka uu ku...
AKHRISO 7-QODOB oo ka soo baxay Kulankii u dhexeeyay Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland
Kulankii wada xaajoodka ahaa ee u dhexeeyay Wafdiga Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland ayaa waxa uu ku soo idlaaday Isfahan iyo wada shaqeyn iyadoona...
Madaxweyne Xassan Sheikh oo ka hadlay Shirka maanta ka dhacay Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia oo ku sugnaa Magaaladda Ankaro ee Caasimadda Dalka Talyaniga oo u waramayay Idaacadda Laanta Afka Somalia ee VOA, ayaa sheegay...
(DAAWO SAWIRADDA). Kulankii u dhexeeyay Madaxweyne Xassan Sheikh iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland
Waxaa gowrdhaw soo idlaaday Kulankii u dhexeeyay Wafdiguu ka socday Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland oo ka dhacaayay Xarunta Wasaarada Arrimaha dibada Turkiga ee...
Taliska Amisom oo sheegay in ciidamadooda ka saarayaan guryaha ay fariisimaha ku leeyihiin Muqdisho
Afhayeenka Ciidamada Amisom ee Somaliya kusugan Korneel Cali Adan Xumad ayaa waxa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay...
Madaxweynahe Xassan iyo Axmed Silaanyo oo Gowrdhaw kulmi doono
Iyadoo uu kulan fashilmay maalintii shalay dhex maray Wafdi ka kala socday Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland ayaa waxaa Gowrdhow la filaaya in magaalada...
Boqolaal Tahriibayaal Somali ku jirto oo la badbaadiyay
Iyadoo ay soo hogaageyso Jawiga badda u dhexeysa Dalalka Libya iyo Talyaaniga, ayaa waxaa bilowday Tahriibayaasha kusii qulqulayo Xeebaha Talyaaniga.
Ciiddanka ilaalada Xeebaha Talyaaniga, ayaa...
Dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyada al-Shabaab oo iminka ka socda Deegaanka Ufurow
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ufurow ee gobolka Baay, ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu dhex maray Ciiddamadda Dowladda Somalia iyo Maleeshiyadda Alshabaab.
Dagaalka ayaa...
Daawo Sawirada R/wasaare Saacid oo booqday beero iyo Warshado Qurux badan
Ra'iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa soo kormeeray qeybo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Dalka Dib Ugusoo Laabtay,Kana warbixiyey safarkiisa
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Norway ayaa saakay dib ugusoo laabtay dalka ayadoo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Prof. Jawaari oo hambalyo u diray Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hambalyo u diray Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed isaga oo ugu hambalyeeyey sanad guurrada...
Wafdi ka socda IGAAD oo soo garay Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay tibaxayaan in Magaaladaasi manta ay soo gareen wafdi ka socda Urur...
(DAAWO SAWIRADDA):- Muqdisho oo ka bogsatay Dhaawacyadii soo gaaray 22-dii sonno ee la soo...
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa waxaa ka bilowday Dhismaha Hoteelada iyo Daaraha, iyadoona iminka la tartameyso Caasimadaha Caalamka, Muuqaalka Sawirada idiin muuqda waa...
Wareega labaad ee Shirka Dowladda Somalia iyo Maamulka Somaliland oo lagu wado inuu maanta...
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa waxa ay sheegayaan inay socoto qabanqaabada Furitaanka Shirka wada xaajoodka ee Dowladda Somalia iyo...
QM oo ugu baaqday Beesha Caalamka in Somalia laga taageero Dhinacyada Militeriga iyo Siyaasadda
Ergayga Gaarka QM u qaabilsan Arrimaha Somalia, Dr Agustine Philip Mahiga, ayaa ku booriyay Beesha Caalamka inay kordhiyaan Taageerada Siyaasadda iyo Militeriga ee wax...
Qabanqaabada Xuska Maalinta Ciiddanka Somalia oo Muqdisho ka socto
Diyaar garow Ballaaran oo ay wadaan Ciiddamadda Dowladda Somalia ayaa waxaa laga dareemaya Gobollada dalka taasoo ay Ciiddamadda Dowladda ugu diyaar-garowayaan Xuska sanad-guuradii 53-aad...
Mowqifka Shirweynihii Jubooyinka ee Beesha Shiikhaal ee Australia Daawo Videogan
Mowqifka Shirweynihii Jubooyinka ee Beesha Shiikhaal ee Australia
Hoos ka daawo
Idale News Muqdisho