Thursday, August 28, 2025

AKHRISO:- MAGACYADDA:- Ergada Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland uga qeybgalayo Wadahadalka Turkiga

  Magaaladda Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga ayaa waxaa maanta kulan Horudhac ah ku yeeshay Wafdigii Horudhaca u ahaa Xukuumadda Somalia iyo Maamulka Somaliland, iyadoona...

Xukuumadda Somalia oo loo ballanqaaday Hub iyo Saanad Militeri

Madaxweynaha Dowladda Uganda Yugand Musafani, ayaa Ballan qaad u sameeyay Wafdigii uu Hoggaaminaayay Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Somalia oo maalmahaani socdaal ku joogay Dalka Uganda. Ra’isul...

War-saxaafadeed:- Ra’isul wasaare Saacid oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Dalka Burund

Warsaxaafadeed,_Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweyne kuxigeenka koowaad ee dalka Burundi Terence Sinunguruza, waxayna labada mas’uul ka...

Daawo Sawirada Munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo kuxigeenkiisa William Ruto ayaa maanta loo caleema saaray xilka madaxtinimada dalka Kenya, kadib markii ay ku guuleysteen doorashadii ka...

Muxuu ka yiri Axmed Madoobe Khilaafka u dhexeeyo Xukuumadda Somalia iyo Maamulka KMG ee...

Guddoomiyaha Maamulka KMG ee Magaalada Kismaayo ahn Hogaamiyaha Ururka Raaskaambooni Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaca ka qaaday inuusan jirin wax Khilaaf ah...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway, Tagayna Xarunta Baarlamaanka Dalkaasi (Sawirro)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaalshaqo ku joogaan dalka Norway ayaa kulan la qaatay...

Afhayeenka Ahlusunna oo ka warbixiyay Shirka Jubbaland Kismaayo

Afhayeenka  Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Konfureed Sh Maxamed  Daa,uud Codweyne ayaa waxa u manta ka warbixiyay halka u marayo shirka Jubbaland  waxana uu Fariin...

Britain oo fursadii ugu dambeysay siinaaya Maamulka Siilaanyo

Wasiirka Britain u qaabilsan Arrimaha Africa Mr Mark Simon ayaa lagu wadaa in iminka uu soo gaaro Dalka Ethiopia si uu halkaasi kulan ula...

Dr. Jamaal Barrow : “ Dowladda Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa Liibiya inay ka...

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Dr. Jamal Mohamed Barrow ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Liibiya ee Soomaaliya Danjire Daahir Saciid...

Mareykanka oo saanadii u horeysay oo milateri ugu deeqaya dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in saanad ciidan ay siinayaan dowladda Soomaaliya, si ay ugu xoojiyaan ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaal kula jira Xoogaga...

(DAAWO SAWIRADDA). Suxufiyiin ka socday Dowladda Finland oo Booqasho ku tagay Xarumaha Warbaahinta Dowladda.

Wasaaaradda,Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta,iyo Gaadiidka mudane Xukuumadda Somalia C/laahi Ciilmooge Xersi, ayaa Xafiiskiisa ku qaabil Suxufiyiin Ka socday Televitionka Qaranka Dowladda Finland oo ka koobnaa 4 xubnood. Wada...

Xukuumada Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay sugeyso Ammaanka Culimada Soomaaliyed

Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay dadaal ku bixineyso sidii ay u sugi laheyd ammaanka Culimada Soomaaliyed, kadib markii shalay uu isku day dil uu...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galaya caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya iyo madax kale oo Afrikaan ah ayaa maanta ka qeyb galaya Munaasabad lagu caleema saarayo Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenyatta, kaasoo...

Isku duwihii Wasaarada Amniga Puntland oo xalay lagu dilay Waqooyiga Galkacyo

Kooxo hubeysan ayaa xalay Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Galkacyo ku dilay isku duwihii Wasaarada Amniga Puntland oo lagu magacaabi jiray Axmed Maxamed Dhagaweyne, iyadoo...

Madaxweynaha oo kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Qalabka sida‏

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta waxaa uu kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Xoogga Dalka ee Jazeera iyo School...

Ra’iisal Wasaaraha oo kulamo is daba joog ah madax sare sare kula yeeshay Addis...

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo booqasho rasmi ah ku jooga Addis Ababa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulamo...

Ra’iisul Wasaarihii hore Britain Margaret Thatcher oo geeriyootay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Britain Margaret Thatcher ayaa geeriyootay markii uu dhiig maskaxda kaga furmay. Geerida Mss Thatcher ayaa waxaa xaqiijiyay eheladeeda, iyadoo muddo 10-sano...

Gudoomiyaha Hey’adda Culimada Soomaaliya Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka bad baaday isku day...

Gudoomiyaha Hey’adda Culimada Soomaaliyed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka bad baaday isku day dil, kadib markii gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qarxa. Qaraxa ayaa loogu...

Al-Shabaab oo gabar dhalinyaro ku toogtay Fagaare ku yaal degmada Buulo Burde

Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka barqadii Al-Shabaab ku toogteen bartamaha degmadaas gabar dhalinyaro aheyd oo ay...

Labo Haween oo mid is qarxin rabtay iyo mid raashinka sun ugu dari rabtay...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maanta magaalada lagu qabtay labo haween oo mid ka mid ah isku qarxin rabtay xarunta uu...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...