Thursday, August 28, 2025

Qarax xoogan oo lala Beegsaday Ciiddamadda Djibouti ee Magaaladda Beladweyne

Qarax xoogan ayaa waxaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa Jabuuti ee ku sugan magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan. Qaraxa ayaa waxa uu ahaa...

Golaha Ammaanka QM oo ku baaqay in Talaabo laga qaado Kooxaha qatarta ku ah...

Golaha Ammaanka QM, oo shalay shir ka yeeshay Qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho, ayaa waxa ay si kulul u Cambaareeyeen kuwii ka dambeeyay Falalkaas...

Muxuu ka yiri Madaxweyne Barack Obama Qaraxii ka dhacay Magaaladda Boston

Madaxweynaha Maraykanka Barac Obama ayaa waxa uu sheegay Qaraxa ka dhacay Magaaladda Boston, uu ahaa mid aan suura gal ahayn isagoona ku micneeyay in...

C/raxmaan Faroole oo ugu baaqay Mas’uuliyiinta Kismaayo inay dhisaan maamul lagu qanciyo Dowladda

C/raxmaan Sheikh Maxamed Faroole, Madaxweynaha  maamulka Puntland, ayaa waxa uu baaq u diray Shacbiga ka soo jeeda Magaaladda Kismaayo ee uu ku sheegay inay...

(DAAWO SAWIRADDA). Qarax Gilgilay Magaaladda Boston ee Dalka Maraykanka

Qarax xoogan oo gaystay khasaare farabadan ayaa  ka dhacay dalka maraykanka gaar ahaan magaaladda boston qaraxan oo aan ilaa hadda la shaacin waxa sababay...

Shir looga soo horjeedo faragelinta dowlada Kenya ee arrimaha Jubooyinka oo Muqdisho ka dhacey

Shir ay magaalada Muqdishu ku yeesheen siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed ayaa looga hadley arrimo ku saabsan faragelinta dowlada Kenya  ku hayso maamul u sameynta Jubooyinka...

Qarax lala beegsaday gaari uu watay gudoomiye Degmo oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan waxaa goor dhaweyd oo duhurnimadii ah weerar lagu qaaday gaari uu la socday gudoomiyaha Degmada Heliwaa Cumar C/lle Jacfaan kaasi oo...

Wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in heegan buuxa la gelyay ciidamada Qalabka sida

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ayaa sheegtay in heegan buuxa la geliyay Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed waxeyna  Shacabka ka codsatay iney hay’adaha...

(DAAWO SAWIRADDA). RW Shirdoon, Wasiirka Gaashandhiga, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xildhibaano Booqday Maxkamadda Gobolka...

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Somalia Cabduqaadir Faarax Shirdoon, Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga, Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga iyo Tiro Xildhibaano ah ayaa Maanta booqday Maxkamadda Gobolka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Caawa Ku Dhawaaqay Dagaal Weji Cusub Leh Oo Ay Dowladdu La...

Kadib kulan gaar ah oo ay caawa gudiga amniga Qaranka ku yeesheen xarunta Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si rasmi...

Halkaan Kadaawo Dhacadadii Maanta Muqdisho Kadhacday oo Video ah

Ugu yaraan 20  Qof ayaa ku dhintay qaraxyo gawaari loo adeegsaday oo lagu qarxiyay banaankaa hore ee Maxkamadada Gobolka Banaadir, iyadoo islamarkaasina rag dablay...

Sheekh Cali Dheere oo Caawa ku faanay Waxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho una...

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo caawa Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa dusha saartay masuuliyada...

Dowlada Ingiriiska oo horey uga digtay Waxii Maanta ka dhacay Muqdisho iyo Dowlada Soomaaliya...

Maalmo kahor Dowlada Ingiriiska ayaa soo saartay Digniino ku aadan in Magaalada Muqdisho ee ka dhacaan Qaraxyo iyo Weeraro xoogan ee geestaan Kooxaha Argagaxisada...

(DAAWO SAWIRADDA) QARAXII MAANTA KA DHACAY MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR

Waxaa istaagay Rasaastii Tooska aheed iyo Qaraxyadii kasocday Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir halkaas ee saacado kahor Weeraro ismiidaamin ah iyo Dagaalo toos ah ku...

Prof Jawaari oo si kulul uga Hadlay Mashaqadii Xanuunka badneed ee Maanta ka dhacday...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday falkii maanta ay maleeshiyaadka argigixisada ah ee...

Madaxweynaha oo ka hadlay werarkii Shabaab saacado kula wareegeen xarunta Maxkamada Gobalka Baanadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho.Argagixisadda ayaa weerar ku qaaday...

Muwaadiniin Turki ah oo ku Dhintay Qaraxii is miidaaminta ahaa ee lagu weeraray Magaalada...

  War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay wadada isku xirta Km4 iyo garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle ee...

War deg deg ah: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay wadada isku xirta KM4...

Gaari la sheegay in laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa goor dhow abaara 3:00 galabnimo ku qarxay agagaarka garaasha Xaaji Dool oo ku yaala...

Masuuliyiin laga soo saaray xarunta maxkamada gobolka Banaadir iyo xaalada goobtaas oo weli cakiran

Masuuliyin ka tirsan dowlada Somalia iyo dad kale oo fara badan ayaa laga soo saaray goor dhow xarunta maxkamada gobolka Banaadir oo maanta ay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...