Thursday, August 28, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh : “Saraakiisha laamaha amniga waxaa laga rabaa inay natiijo rasmi ah...

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay amaanka garsoorayaasha iyo masuuliyiinta dowlada kadib weerarkii lagu qaaday maxkamada Gobolka...

(DAAWO SAWIRADDA). Qalabkii loo adeegsaday Qaraxii ka dhacay Magaaladda Boston ee Dalka Maraykanka

Muuqaalka Sawiradda waa Qalabkii loo adeegsaday Qaraxii ka dhacay Dalka Mareykanka gaar ahaan Magaaladda Boston, kaasoo ay ku geeriyoodeen Saddax ruux kuna dhawacmeen 140-Ruux DAAWO...

Ciiddamada Ammaanka Uganda oo heegankii ugu dambeeyay la galiyay

Falalka qaraxyada lagu riiqmay ee ka dhacay Magaaladda Muqdisho, ayaa sababay inay qaar ka mid ah Dowladaha ay Ciiddamadda ka joogaan Somalia ay adkeeyaan...

Mudane katirsan Baarlamaanka Somalia oo isku soo sharaxay Doorashada Madaxweyne ee Jubaland State

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu isku soo taagay doorashada Madaxweynanimo...

Sheekh u dhashay Sweden oo ka yaabsaday Soomaalida ku nool aduunka gar ahaan Somalida...

Sheekh u dhashay dalka Sweden ayaa waxaa la sheegay inuu ka yaabsaday Soomaalida ku nool aduunka gar ahaan kuwo ku nool dalka Sweden ka...

Somali haysta Dhalashadda dalka Britain oo lagu maxkamadeyn doono Jesiiradda Qubrus

  Saddex nin oo u kala dhalatay dalalka Somalia iyo Pakistan, balse wada haysta dhalashadda dalka Britain ayaa lagu wadaa in bishan April 22-da la...

Boliska Dalka Canada oo ku soo baraarugay Falkii is qarxinta ee Muqdisho

Hay’adaha Ammaanka Dalka Canada, ayaa baaritaan ku haya wararka sheegaya in ugu yaraan  Muwaadin Somali-Canadian ah uu Hoggaaminayay Naftood ha ligayaashii ka tirsanaa Kooxda...

Axmed Siilaanyo oo doonayo inuu Maraykanka kula kulmo Prof: Axmed Ismaaciil Samatar

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wafdi uu Hoggaaminaayo oo looga yeeray Dalka Maraykanka ayaa waxaa la filayaa inu Socdaalkiisi inta uu...

(DAAWO SAWIRADDA). 197 Sarkaal oo Tababar loogu soo xiray Jibouti

Saraakiil ka kala socday Dowladda Talyaniga iyo AMISOM ayaa Tababaro u soo xiray 197 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Booliska Somalia. Tababarka ayaa waxa uu...

Dhageyso: Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo codsadey in Heshiiskii Turkiga ee Madaxweyne Xasan iyo...

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maanta kulan yeeshay.Kulankan ayaa ahaa mid lagu dhagaysanayay warbixinadii gudiyada Baarlamaanka soo diyaariyeen.Xildhibaan Cali Khaliif Galeydh ayaa ka dhex...

R/wasaaraha oo kulan la qaatay wafdi ka socday Midowga Yurub

Wefdigan ka socday Midowga Yurub ee uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” , isla markaana ay...

War dag dag ah Beesha Absame oo hal musharax iska dortay iyo Gandi oo...

Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hose ayaa waxaay tibaxayaan in  manta magaaladaasi ay go,an  lagu kala  reebayo musharaxiinta  badan...

Madaxweyne Xasan oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirrada Dalalka Sweden Iyo Holland

Danjirayaashani uu madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ka guddoomay warqada Aqoonsi ee danjiranimo ayaa ka kala socday wadamada Sweden iyo Holland...

Xaflad lagu tageerayo Jubaland State oo ka dhacday Washington DC +Sawiro

Waxaa ka dhacay magaalada Washington DC ee dalka  Maraykanka  habeenkii Sabtida April 13, 2013 xaflad lagu tageerayo maamul goboleedka ay sameeysanayaan dadka deggan  gobollada...

Baarlamanka Somalia oo maanta xaruntooda Muqdisho ku yeeshay kulan warbixino loogu dhegeystay guddiyo

Xildhibaanada Baarlamanka Somalia ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda golaha shacabka Qaranka ee magaalada Muqdisho, waxaana shir gudoomiyey Maxamed Cismaan Jawaari oo ah gudoomiyaha...

Qaraxyadii is miidaamin ee Axaddii ka dhacay Muqdisho + Video

Qarax is miidaamin oo ka dhacay xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay, waxaana isbitaalada magaalada Muqdisho ku geeriyooday dhaawacyo...

DAAWO VIDEO: Garoon lagu kala cararay kulan ka tirsanaa horyaalka Greega

Waxey ka faa’iideysteen marxaladii cabsida waxaana taageerayasha kooxda AEK Athens ee wadanka Greece ay garoonka ku soo tuuray wax yaabo sida bom-ka usameysan markii...

DAAWO Video: Qaraxyo lala beegsaday tartan orad ah oo ka socday Mareykanka

Sida ay boolisku xaqiijiyeen waxaa dhimatay ilaa sadex ruux iyadoo ay dhawacmeen in kabadan 140 qof markii qaraxyo mataano ah lala beegsaday tartanka oradada...

Dowladda Turkiga oo ballan qaaday inay sii wadeyso Taageerida Somalia

Dowladda Turkiga ayaa mar kale Ballan qaaday inay sii wadayaan Taageerada ay siiyaan Ummadda Soomaaliyeed, kadib markii Is qarxiyayaal dhawaan Qaraxyo la beegsadeen, Maxkamadda...

Amisom iyo Dawlada oo heshiis muhiim ah gaaray iyo Shacabka oo ku farxay arintaasi

Taliska Ciidamada Amisom ayaa ogolaaday waxyaabo ay muhiim u arkaan shacabka Somaliyeed inay sameeyaan taasi oo dawlada Somaliyana kula heshiisay in la hirgeliyo. Amisom ayaa...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...