DAAWO: XAFLAD SI WEYN LA ISUGU YIMID EE JUBALAND YOUTH ORGANIZATION
Jaaliyada reer Jubbaland ee degan Minneapolis ayaa si weyn u taageeray maamulka dhismihiisa iminka laga wado magaalada Kismaayo oo ay isugu yimaadeen dhamaan waxgaradkii,...
Ciidamada Booliska AMISOM iyo kuwa Dowladda oo howlgal Roondo xalay ka sameeyey gobolka Banaadir
Ciidamada Booliska AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay si wada jir ah howlgal roondo ah uga saameeyey xaafadaha gobolka Banaadir, kaasoo qeyb...
General Bariise oo ka hadlay qarax culus oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
General Bariise ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay qaraxaan u soo qab qabteen rag si dhaw loola xiriirinaayo, inay ka tirsan yihiin Ururka Al...
Nin ka yaabiyay caalamka Daawo Muuqaalka cajiib ah
Muuqaalkan ayaa waxaa soo geliyay YouTube qof isagoo sida aad aragtaan si farsamo ay ku dheehan tahay qariyay madaxiisa kana dhigay qof madaxa laga...
Iska hor imaad ay ku dhintee Saraakiil iyo Ciiddamo oo dhex maray Maleeshiyadda Alshabaab
Wararka ka imaanaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegaaya in Habeennimadii xalay uu iska hor imaad Dhimasho iyo dhaawac geystay uu...
FBI oo qabatay nin lagu xiriirinayo inuu Madaxweyne Obama usoo diray Bashqad Sumeysan
Ciiddamo Khaas ah oo ka tirsan Waaxda Dambi barista Maraykanka (FBI), waxay shalay galab gacanta ku dhigeen nin lagu magacaabo Paul Kevin Curtis, kaasi...
Axmed Silaanyo oo la kulmay Ra’isul wasaaraha Britain
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminaayey ayaa waxa ay ku sugan yihiin Magaaladda London ee Dalka UK.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa...
Midowga Yurub iyo Ethuiopia oo isku waafaqay Xal u raadinta Arrimaha Somalia
Madaxweynaha Ururka Midowga Yurub (EU), Herman Van Rompuy, iyo Ra’isul wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn, ayaa waxa ay kawada hadleen Xiriirka labada dhinac iyo...
Daawo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo Shacabka Jubbaland u sameyay balanqadyo
KISMAAYO Musharaxa Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo Shaaciyay musharax nimadiisa
Daawo Videogan:
Idale News Muqdisho
R/W Dalka Turkiga Oo Ka Hadlay Shirkii Somaliya iyo Somaliland Kana hadlay Ujeedada Wadhadalka...
Raysalwasaaraha Dalka Turkiga Mudane Dayip Erdogan ayaa markii ugu Hoaraysay ka hadlay dadaalka dalka Turkigu ugu jiro nabadaynta Somaliya iyo wadahadalada uu Turkigu ku...
Daawo Sawirada nin taksiile ahaa oo gaari lau jiidayo ilaa uu ku geeryoodo
ciidamada Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa xabsiga la dhigay, iyagoo lagu eedeynayo dil, waxaana tani ka dambeysay ka gadaal markii ay dileen Mido Macia...
Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar ku jira oo la amray in muddo 24 saac...
Waxaa maanta cambaareyn kulul loo jeediyay laamaha ammaanka ee Dowladda, oo iyagu dad fara badan tuhuno awgeed ugu xiray Xabsiga Dhexe ee Xamar.
Xabsiga Dhexe...
Obama oo wacad ku maray in dagaal cirka ah la geli doono Xarakada Al-shabaab
Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Ap ayaa Madaxweynaha Dalka Maraykanka Obama wuxuu wacad ku maray in Dagaalo Cirka ah uu ka gaysanayo Dalal ay...
Warar sheegaya in Inj: Yariisoow loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya
Warar laga helay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in C/raxmaan Cumar Inj: Yariisoow oo soo qabtay xilal kala duwan oo wasiiro ah...
Sheekh Shaakuul: “Odayaasha Shirka Jaraa’id Kismaayo ku qabtay waxay ka tirsanyihiin Xafiiska Axmed Madoobe”
Hogganka Raaskanbooniyiinta Kismaayo Axmed Madoobe ayaa Gadaal ka soo riixay qayb kamid ah Odayasha Beesha Absame in ay Isaga u Doortaan Musharaxa Beeshaas Isla...
(Dhageyso) Siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Absame oo ku kala aragti duwan Qaabka Shirka...
Wareysiyo is diidan ayaa ka soo yeeraaya siyaasiyiin ka wada tirsan beesha Absame isla markaasna ka qeyb ah dhismaha maamul goboleedka Jubbaland State oo...
Kal Fadhigii Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya oo Maanta Fadhigiisii 17aad Isugu Yimid
In kabadan Boqol iyo Konton Mudane oo ka tirsan Baralaamnka Soomaaliya ayaa maanta Kal Fadhigoodii labaad ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Fadhiga...
” Daqiiqado ka hor ayuu xiriir ila soo sameeyay mid kamid ah Ragii isku...
Abuu Mansuur Al Amriiki oo kamid ah Saraakiisha shisheeye ee Alshabaaab ayaa shaaca ka qaaday in mid kamid ah Ragii isku qarxiyay Maxkamada...