Ninkii Sunta u soo diray Madaxweeyne Barack Obama oo gurigiisa loogu dhacay lana soo...
Ciidamada FBI-da Mareeykanka ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu magacaabo Paul Kevin Curtis oo lagu eedeeyay in uu Warqado Sumeeysan Poosto ugu...
Ciidamada FBI-da Mareeykanka oo weerar gaadmo ah ku qaaday Ragii qarxiyay magaalada Boston (Daawo...
Ciidamada FBI-da Mareeykanka oo dhanka baarista gacan loogu taagay ayaa waxa ay soo heleen labadii nin ee ka dambeeysay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston...
Daawo Muuqaalka Nin Muslim ah oo ka aadaamaya Kaniisad dhexdeeda
Waxaan halkaan idin kugu soo bandhigaynaa muuqaal cajiib ah oo markaad daawato ka khushuucinaya hadaad tahay qof qalbigiisu nugul yahay.
Nin muslim ah oo leh...
Ra`iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia ayaa Midowga Reer Yurub kala hadlay xaalada Dalka Soomaaliya
Ra’iisal Wasaraha Ethiopia Hayla Maryam Desalin ayaa magaalada barasalis ee xarunta Dalka Biljimka kula kulmay xubnaha baarlamaanka midawga yurub waxana uu kusoo hadal qaaday...
Dowlada Soomaaliya ayaa doonaysa in ay ka shaqaysiiso Bankgii Ganacsiga Soomaaliya
Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dooday qorshe Xukuumadda ay ku dooneyso in dib loogu howl geliyo Bankgiga Ganacsiga Soomaaliya oo wixii ka dambeeyey...
Ololaha Musharixiinta Madaxweyne ee Jubaland oo Kismaayo si weyn uga Socota
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ee si weyn uga socoto u diyaar garowga Doorashada...
Muxuu ka yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Shirarka ka socda Magaaladda...
Iyadoo ay muddooyinkaani jireen hadalo is Khilaafsan oo ka soo baxayey Maamulka KMG Kismaayo ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha iyo...
Jan. Cali Gaab: “Baabuurkii saacad ka badan wadada yaala waa lala wareegayaa”
Taliyaha ciidamada waddooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Jan. Cali Xersi Barre (Cali Gaab) ayaa ka warbixiyay gaarigii loo adeegsaday qaraxii ka dhacay xarunta Maxkamadda G/Banaadir...
Taliye ka tirsan Militeriga Maraykanka oo ka hadlay Ammaanka Somalia
Maj. Mark J. Berman, oo ka tirsan Tababarayaasha Militeriga ee Hawlgalka Ciiddamadda Isku dhafka ee Geeska Africa (CJTF-H0A), ayaa sheegay in Xaaladda Ammaanka ee...
Mo Farah oo ka qeybgalayo Tartanka Oradka ‘’London Marathon’’
Oradyahanka Soomaalida ee heysta Dhalashada Dalka Britain, Mo Farah ayaa sheegay inuu ka qeybgali doono Tartanka Oradka dheer ee lagu wado in maalinta Axada...
Dhageyso: Hadalo Qaraar iyo goodin oo Nabadoonada Beelaha Puntland iyo Muqdisho saxaafada isu mariyeen
Odayaasha Puntland ayaa shir ay isugu yimaadeen cod dheer ku yiri “Xamar Caasimad Soomaaliyeed ahaan mayso inta Oday Xaad iyo Axmed Diriye colaadda ka...
Golaha Wasiirada ee Soomaaliya oo Ansaxiyay Xeerka La-dagaalanka Argagixisada
Shirkii golaha wasiiirada oo uu shir gudoominayay Raa’isal Wasaaraha Dawladda Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa manta waxaa lagu ansixiyay...
Dowlada Soomaliya oo C/laahi Sambaloolshe oo ka soo Jeedo Gobalka Hiiraan u magacowdey Safiirka...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysey safiir u magacaabey mid ka mid ah dalalka dunida ugu tunka waaweyn, iyadoo magacaabistanina ay noqoneysa markii...
Wefdi UN ah Oo Maanta Baydhabo Gaarey
Wafti ballaaran oo ka socda hay'adaha qaramada midoobe ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waftiga ayaa la...
Mushaar Bixixn Maanta ka Bilaaban tay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose
Iyadoo maalmihii danbe ay jireen Gadood ay sameynayeen Ciidamada dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka eek u sugan Magaalada Kismaayo ayaa markii u horeeyay...
Taliska AMISOM oo la sheegay inay ciidamo kale oo dheeraad ah inay u direeb...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo ay diyaarado ku...
Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo xiray wadada Taleex iyo guri qaraxyada lagu soo diyaariyo,...
Goor dhaw oo galabta ah ayay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Amisom, ay xireyn gebi ahaanba laamiga Taleex, oo ku yaala Degmada Hodan ee...
Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya Guddaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegaya in Gowrdhaw uu Shil diyaaradeed ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Wararka...
Shaqaalaha wasaaradda Howlaha Guud oo loo qeybiyay Raashiin qalalan + Sawirro
Shaqaalaha Wasaaradda Howlaha Guud Dekkedaha Gadiidka Badda iyo Tamarta ayaa maanta loo qeybiyay raashin qalalan munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradaasi.
Munaasabadda shaqaalaha loogu qeybinayay raashinka...