Daawo: Madaxweynihii hore ee Mareykanka Bush oo ku baaqay in la baaro xiriirka Trump...
Washington(INO)- Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush ayaa sheegay in Ameerika ay u baahan tahay jawaabo la xiriira baaxadda ay leeyihiin xiriirrada u...
Sawiro: In ka badan boqol qoxooti soomaaliyeed oo Yemen laga keenay oo Muqdisho soo...
Muqdisho(INO)- Waxaa shalay laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho 106 ruux oo soomaali qoxooti ah kuwaas oo laga keenay dalka...
Afar ruux oo sirdoon ah oo loo baadi-goobayo dilkii Kim Jong-nam
Soul(INO)- Hay'adda sirdoonka Kuuriyada Koonfureed ayaa rumaysan in ay basaasiin yihiin afar ruux oo Kuuriyada Waqooyi u dhashay oo looga shakisan yahay in ay...
Dhageyso: Hay’ada DDG Oo Mashaariic Horumarineed Ka Hergalisay Degmada Berdaale
Berdaale (INO)- Hay'ada DDG Ayaa Mashaariic Horumarineed Ka Hergalisay Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay. waxayna degmada Ka hergalisay Wadooyinka Cusub, Xarunta Hooyada iyo dhalaanka...
Dhageyso: Kullan Su’aalo Lagu Weydiinayo Wasiirka Madaxtooyada KGS
Baydhabo(INO)- Kullan Su'aalo Lagu Weydiinayo Wasiirka Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed C/laahi Mursal ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo. Wasiirka ayaa la Jawaabey Su'aal badan...
US: Fadeexad ka dhacday munaasabadda billad-qeybinta filimada Oscar-ka iyo nin madow ah oo billaddiisii...
Washington(INO)- Munaasabadda abaalmarinta aflaamta ee loo yaqaan Oscar oo xalay ka dhacday dalkaasi Mareykanka ayaa kusoo dhamaatay fadeexad kaddib markii nin madow ah abaalmarintiisii...
Xilliga uu furmayo Kalfadhiga 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la shaaciyay
Muqdisho(INO)— Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi doono maalinta arbacada ah ee...
Diyaarado joog hoose ku duulaya oo lagu arkay Koonfur Galbeed Somalia
Owdhegle(INO) – Dadka deegaanka ayaa Idale News Online u sheegay in ay arkeen diyaarado jawi hoose ku duulaya oo dul-heehaabaya degmadda Owdheegle ee Gobolka Shabelaha...
Al-shabaab oo labo dhalinyaro ah ku toogatay gobolka Hiiraan
Buq-Aqable(INO) - Al-Shabaab ayaa subaxnimadii hore deeganka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan ku toogtay laba wiil oo dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay...
Faah faahin ku saabsan gaari ku qarxay Ex Koontarool Afgooye
Muqdisho(INO) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhashay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa oo barqanimadii maanta ka dhacay Ex...
Al shabaab Oo U Hanjabtey Dowlada Cusub Ee Madaxweyne Farmaajo
Muqidsho(INO) – Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay in marnaba aysan joojin doonaan dagaalka ay kula jirto dowladda federaalka iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM, kadib doorashadii...
Dhageyso: Ganacsato ku Hanti Beelay Dabkii Ka Kacay Suuqa Bakaaraha
Muqdisho(INO)- Wararkii ugu danbeeyay ee xiligan naga soo gaaraya suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa sheegaya in lagu guuleystay gabi ahaanba in la soo afjaro...
Dhageyso: Xubnaha ugu Cad Cad in ay kamid noqdaan Golaha Wasiirada Cusub
Muqdisho(INO) — Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan xusul-duub loogu jiro helida xilalka Wasiirada cusub ee uu soo magacaabi doono Ra’iisul wasaare Xasan...
Dhageyso: Goorma ayay dhaceysaa Doorashada Madaxweynaha Galmudug
Cadaado(INO) — Iyadoo shalay Madaxweynahihii Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa ayaa xildhibaano...
ICG: Dalalka Deriska ah Waxay qatar ku yihiin Rajada Soomaalida
Muqdisho(INO)- Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka "International Crisis Group" oo ay cinwaan uga dhigtay “Qatarta ay dalalka gobolka ku...
Dhageyso: Maamulka Trump oo doonaya in uu ballaariyo howlgalka Soomaaliya, ciidamana u diro
Washington(INO)- Saraakil sar-sare oo Maraykank ah ayaa sheegay in Wasaarada difaaca Maraykana ay doonayso inay balaadhisho awoodda military ee dagaalka ay kula jirto kooxda...
DEG DEG: Dab xooggan oo lagu wareersan yahay damintiisa oo ka taagan suuqa wen...
Muqdosho(INO)- Waxaa ka taagan suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho dab xooggan kaas oo lagu wareersan yahay damistiisa. Qiiqa ka dhashay dabkan ayaa...
DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo is casilay
Cadaado(INO)— Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii dowlad goboleedka Galmudug, sababo la xiriira caafimaadkiisa.
Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed...
Daawo: Wasiir Usaama Oo U Kuurgaley Noolasha Barakacyaal Ku Dhibaateysan Baydhabo
Baydhabo(INO)- Wasiirka wasaarada Biyaha iyo Macdanta Dowlada Koonfur Galbeed Somalia Wasiir Aadan Xasan Maxamed ayaa manta Booqdey Kaamam ku yaal Duleedka Baydhabo oo ay...
Daawo: Xog Muhiim ah halista heshiiska Saldhigga Milatari UAE ee Berbera Somaliland
Hargeysa(INO)- Xog Muhiim ah halista heshiiska Saldhigga Milatari UAE ee Berbera Somaliland
1. Halista uu leeyahay saldhiga Milatery ee Berbera,
2. Yaa saxeexay heshiiska,
3. Heshiisku waxa...


















