Monday, August 25, 2025

Mid ka mid ah Dhaqaatiirta ugu weynaa dhinaca haweenka genecolog oo Istanbuul ku geeriyooday

Waxaa Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeryoodey Alaha u Naxariistee Marxuun Dr. Cabdala Maxamed Xuseen oo mudo isbuuc ah xanuun ugu jirey isbitaal ku...

Talyaaniga oo gaadiid ugu deeqay booliska Puntland (SAWIRRO)

Dowladda talyaaniga ayaa booliska Puntland ugu deeqday 15 gaari oo qayb ka ah taageerada dhinaca amaanka iyo nabadgelyada Puntland. Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa...

Weriye gowrdhaw lagu dilay Magaaladda Muqdisho

Allaah ha u Naxariiste waxaa gowrdhow Magaaladda Muqdisho lagu qaarijiyay Wariye Maxamed Ibraahim Raage oo Ka Tirsanaa Bahda Saxaafada ka Howl Galeysay Magaalada Muqdisho...

Maamulka Galmudug oo si kulul uga hadlay Dilkii Saakay loo geystay Sarkaalkii iyaga ka...

Maamulka Galmudug ayaa waxa ay gowrdhow ka hadleen dil Magaalada Gaalkacyo Subaxnimadii saakay loogu geestay Sarkaal ka tirsanaa maamulka Galmudug. Dilka Sarkaalkaasi ayaa waxa uu...

Ammaanka Magaalada Kismaayo oo si Weyn loo Adkeeyay

Wararka naga soo gaaraya Magaala Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ammaanka magaalada si weyn loo adkeeyay. Ciidamada  Raas Kaambooniyiinta kuwa Milateriga...

(DAAWO SAWIRADDA) Madaxweynihii hore ee Somaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan...

Madaxweynihii hore ee Dowladii ku meelgaarka ahayd Shariif Sheikh Axmed ayaa waxa uu kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan magaalada Boston. Madaxweynihii hore...

Qalabkii lagu baaraayay Boorsooyinka ee Garoonka Berbera oo Ciladoobay iyo Cabsi soo wajahday Shaqaalaha...

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Hargeysa, ayaa sheegaya in shaqa Joojin ku dhacday Qalabkii yaalay Garoonka Berbera ee lagu baarayay alaabada dadka rakaabka ah...

Qarax miino oo maanta lala beegsaday gaari ay la socdeen Ciidamada Amisom

  Gaariga qaraxa lala beegsaday ayaa wuxuu ka mid ahaa gawaari dhawr ah oo ay la socdeen Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, waxaana ku yimid...

Ciidan xoog leh oo weeraraaya Baardheere iyo Buurdhuubo, & Al Shabaab oo daafacyo qodatay

Ciidan xoog leh oo taabacsan Dowladda Soomaaliya ayaa waxay qorsheynayaan inay weeraro ballaaran ku qaadaan Degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Ciidamada Dowlada Soomaaliya...

Tarsan oo sheegay inay maqleen weeraro ismiidaamin ah oo lagu burburinaayo baalaha qoraxda ku...

Tarsan ayaa wuxuu dhaleeceen kulul oo dhinaca afka ah uu u jeediyay Ururka Al Shabaab, kadib markii uu ku eedeeyay inay doonayaan inay isku...

(DAAWO SAWIRADDA) Dab Khasaara Hanti Geystay oo ka kacay Warshadda Isbuunyada Mubaarak

Waxaa Habeennimadii xalay Dab Khasaara Hanti geystay uu ka kacay Xarunta Warshada Isbuunyada Mubaarak ee Degmada Yaaqshiid ee Magaaladda Muqdisho. Wararka ka imaanaya dhanka Maamulka...

David Cameron:- Go’aanka Axmed Siilaanyo waxa uu dhiira galin u yahay Taageerida Dowladda Britain...

Iyadoo ay Bulshadda Soomaaliyeed hadal hayaan Shirka la filayo in dhawaan uu ka dhaco Magaaladda London ee Cariga Dalka Ingriiska ayaa waxaa Arintaasi si...

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Somalia oo sheegay in Somaliland ay waxbadan...

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Somaaliya Md. Cabdikariin Xuseen Gulled oo horumuud u ahaa Wafdigii dhawaan ka qeybgalay Wada xaajoodkii u dhexeeyay...

Nin maanta dilay askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo isna si xun loo dilay

  Ninkaan ayaa wuxuu askari ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed uu maanta ku dilay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, markii uu si gaadmo leh uu...

Madaxweyne Xassan Sheikh oo Shirka Tana Forum ka jeediyay Khudbad Murjisay Madaxdii Shirkaasi ka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Xassan Sheikh Maxamuud ayaa waxa Shirka Tana Forum ka jeediyay Khudbad dheer oo uu kaga hadlaayay Ammaanka Dalka Somalia iyo halka...

Ra’iisal Wasaare Saacid oo Golaha Baarlamaanka uga jawaabay su’aalo la weydiiyay + Sawirro

Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta hortegay kalfadhigii labaad kulankiisii 18 aad ee golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed isagoo ka jawaabay su’aalihii la...

Qoraal ka soo baxay Safaaradda Maraykanka ee Nairobi oo lagu sheegay in Kenya ay...

Warbixin dheer oo ka soo baxday Safaaradda Dowladda Maraykanka ee Nairobi ayaa waxaa Dowladda Madaxweyne Uhuru Kenyatta looga digay inay ka Feerjignaato Weeraro Is...

Xilli cayaareedka 2013 ee Soomaaliya oo bilowday

Xilli cayaareedka 2013 ee horyaalka kubada Cagta dalka Soomaaliya ayaa qeyb ahaan bilowday iyadoo cayaartii furitaanka horyaalka heerka labaad ay dhacday maanta oo, halka...

(DAAWO SAWIRADDA). Mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Somalia oo Talooyin adag u Jeediyay Dufcadii Jabouti loogu...

Waxaa Gelinkii dambe ee Shalay kulan lagu dhiirigalinaayo Saraakiisha iyo Ciiddamadda Tababarka loogu soo gabagabeeyay Dalka Dajibouti ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Magaaladda...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...