Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya oo sheegay inay diirada saarayaan ciribtirka Ajaaniibta, ka dhinac dagaalameysa Shabaab
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumada Somaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, ayaa wuxuu sheegay in Wasaaradiisu ay ciribtiri doonto, Ajaaniibta ka dhinac dagaalameysa Al Shabaab.
Wasiirka...
AMISOM oo gacanta ku dhigtay Tiro ka tirsan Maleeshiyadda Alshabaab
Taliyaha Ciiddamadda Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Brigadier General Michael Ondoga, ayaa sheegaya inay Ciiddamadiisu gacanta ku dhigeen 52-qof oo lagu Tuhunsan...
Dowladda Somalia iyo Shirkado Caalami ah oo lagu wado inay kala saxiixdaan heshiis shidaal...
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinayo inay Dowladda Somalia qorsheyneyso inay qalinka ku duugto 30-qandaraas oo lagu soo saarayo Shidaalka iyo Gaaska dabiiciga...
QM oo amaantay Boliska Nigeria ee ka hawlgala Somalia
Wafdi ka socda Xafiiska QM ee taageera Hawlgalka AMISOM iyo Saraakiil ka tirsan Ururka Midowga Africa (AU), ayaa waxay booqasho ku tageen Caasimadda Dalka...
Cabsi xoogan oo Saakay ka jirto Muqdisho iyo Ciiddamadad AMISOM iyo kuwa Dowladda oo...
Waxaa maanta cabsi badan ay ka jirtaa Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somalia gaar ahaan Xaafadda Xamar Jadiid, iyadoona Xaafadaasi xaafadaasi lagu arkayo Diyaarado jawi...
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka digay Hamiga Maleeshiyadda Alshabaab ee Qaraxyada Nairobi
Madaxweynaha ku-xigeenka dalka Kenya William Ruto, oo la hadlay Bahda Saxaafadda Dalkaasi Kenya ayaa waxa uu sheegay in Dowladda Kenya ay go’aan ka qaadatay...
Qarax miino oo Khasaaro ka soo gaartay Ciiddamadda Dowladda ee Gobolka Sh/Dhexe
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Habeennimadii Xalay Qarax xoogan uu ka dhacay Bar Kantarool u dhaw garoonka diyaaradaha ee...
Waxbixin: Musharaxiinta ugu cad cad Madaxtinimada Jubbaland State
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka bilowday Olaolaha doraashada Madaxweynaha Jubbaland State waxaana tartaankaasi u taagan in ka badan 10...
Bandhig Faneed Ay Kasoo Qeyb Galeen In Kabadan 140 Dowladood oo lagu qabtey Turkiga+...
Bandhig faneed ay kasoo qeyb galeen in kabadan 140 dowladoood ayaa kadhacay caasimadda dalka turkiga magaalada ankara bandhigfaneedkaas ayaa si lalayaabay uga soo dhex...
Magalaada Kismaayo oo ay ku soo Badanayaan Dadka Dhulalka Isku Qab Qabsanaya
Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maalmahan danbe gudaha magaaladaasi ay ku soo badanayaan is qab qabsiga...
Puntland oo ka jawaabtay Madaafiicdii lagu weeraray Garoonka diyaaradaha
Taliyaha Ciiddamadda Boliska Puntland Gen.Janaqaf ayaa waxa uu ka hadlay Madaafiic Saakay lagu garaacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo.
Taliyahu waxa uu sheegay in Weerarka...
Ciiddamadda Xooga Dalka oo dib ula wareegay Deegaano gacanta ugu jiray Maleeshiyadda Alshabaab
Ciidamadda Xooga dalka Somalia ayaa waxa ay si rasmi ah ula wareegeen Deegaanno hoostaga degmada Xuddur ee gobolka Bakool kaddib markii ay Dagaal xoogan...
XOG. Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Ammniga Qaranka Somalia oo la filayo inay isku shandheyso...
Warar hoose oo laga helayo Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Ammniga Qaranka Somalia ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay qorsheyneyso inay isku shaandheyn ku...
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Somalia oo Su’aalo weydiiyay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Somalia
Iyadoo ay muddooyinka Golaha Baarlamaanka Somalia ay Su’aalo weydiinayeen Mas’uuliyiinta Dowladda Somalia ayaa waxaa Maanta sidoo kale Xubnaha Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya Su’aalo...
RW Shirdoon oo si kulul uga hadlay Dilkii Weriye Maxamed Ibrahim Raage
Ra’isul wasaaraha xukuumadda Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Dilkii loo geystay Weriye Maxamed Ibrahim Raage oo kamid ahaa...
Dayactir ku socota qaar ka mid jardiinooyinkii ku yaaley hareeraha wadooyinka magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya oo dagaalo ku soo jirtay in ka badan 22 sano, waxaa ka billowday dib u dhis ballaaran iyo dayactir...
Muran ka taagan odayaal dhaqameedka Jubooyinka iyo Gedo oo gooni loo xareeyey
Iyadoo shirka lagu dhisaayo dowlad goboleedka Jubaland State ee ka socda magaalo xeebeedka gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo uu maraayo marxaladihiisii ugu dambeeyey ayaa...
Musharax Axmed Madoobe oo ka warbixiyey waxqabadkiisa haddii uu ku guuleysto xilka Madaxweynaha...
Gudoomiyaha Maamulka kmg ah ee gobalka Jubbada Hoose Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegey in maanta isagoo u waramayey Television SomaliChannel sheegey...
Daawo: Faroole “Turkiga halkii uu dadka Soomaaliyeed u dhaxeyn lahaa Xamar ayuu ku bururey...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane C/raxmaan Faroole ayaa dhaliiley mashaariicda dowlada Turkiga ay ka wado gudaha dalka Soomaaliya, waxa uuna ku eedeeyey dowlada Turkiga...
Beesha Hubeer oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho
Beesha Hubeer ayaa shir ku yeeshay magaalada muqdisho shirkaa ee ka soo qeyb galeen dhammaan qeybaha kala duwan ee beesha ka kooban tahay. Waxa...