Monday, August 25, 2025

Dowladaha Spain iyo Israel oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka, Spain Jose Manuel Garcia-Margallo iyo Madaxweynaha Israel, Shimon Perea, ayaa kulan ka yeeshay Dalalka Syria, Somalia,  Falastiin iyo Kooxaha Argagixisadda. Wasiirka...

DAAWO SAWIRO Muujinaaya Maamulka Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo Iran laga leeyahay oo...

Ciidmada Ilaalada Badda ee Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay shan doonyood oo si sharci darro ah uga kaluumeysanayey biyaha badda Boosaaso ee Puntland. Doomahaan...

Barre Hiiraale oo gaaray Magaalada Kismaayo, si aan caadi ahayna loogu soo dhaweeyay

Barre Aadan Shire oo ay dadka qaarkii u garanayaan Barre Hiiraale ayaa wuxuu gaaray Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Saqdii dhexe ee xalay ayuu...

Ciidamada Gobolka Hiiraan oo kahor tagay weeraro gil gili lahaa Magaalada Baladweyne

Ciidamada Booliska ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay fashiliyeen oo ay kahor taggeen weeraro qorsheysan, oo uu ujeedku ahaa in laga fuliyo Magaalada Baladweyne ee...

William Hague oo maanta yimid Magaalada Muqdisho

William Hague ayaa wuxuu maanta uu soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana Masuulkaan iyo wefdi uu hogaaminaayo lagu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde. William Hague oo...

Dowlada Itoobiya ayaa beenisay in ay ciidamadeeda kala bixi doonto Dalka Soomaaliya

Wasiirka arimaha dibada Dalka itoobiya ayaa beeniyay warar dhawaanahaan sheegayay in ay dowlada Itoobiya ay ciidamadeeda kala bixi doonto dalka Soomaaliya si dhaqso ah. Ra`iisulwasaaraha...

Dowlada Britain ayaa ka hadashay ajandaha shirka Soomaaliya ee Londan

Wasiiru dowlada britaian u qaabilsan arimaha Afrika Mr Mark Simmonds ayaa sheegay in shirka la qaban doono 7 bisha may ay muhiimad weyn ugu...

RW Shirdoon iyo Xubno Ka tirsan Golahiisa Wasiirada iyo Baarlamaanka oo booqday Xirooyinka Ciiddamadda

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Somalia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Xubno Ka tirsan Golahiisa Wasiirada iyo Baarlamaanka ayaa waxa ay Maanta Booqasho ku tageen Xirooyinka...

Dhageyso: Faysal Cali Waraabe oo si dadban u weeraray Puntland, kana hadley Mowfiqka Somaliland...

Gudoomiyaha xisbiga UCUD ee maamulka Sooomaaliland Faysla Cali Waraabe ayaa ka hadlay wada hadaladii dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh  iyo Maamulka la magic baxey Soomaaliland  ku...

Muqdisho : Gudoomiyaha Barlamaanka oo ka hadley arimo ku saabsan amaanka Xildhibaanada

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof: Max'ed Sheekh Cismaan Jawaari oo Ka Hor hadlayay Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Guddoonka Sare ee Baarlamaanka uu diyaariyay...

Ciidamo ka tirsan Guuta Kowaad oo manta soo garay Magaalada Kismaayo

  Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay tibaxayaan in manta magaladaasi ay soo gareen  Ciidamo  ka tirsan Guutada kowaad  ...

Raa’isal Wasaarihii hore ee Somaliya oo talo wanaagsan u jeediyay Soomaalida

Raa’isal Wasaarihii hore ee Xukuumadii Kmg ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa wuxuu talo wanaagsan uu u soo jeediyay dadka Soomaaliyeed. Raa’isal Wasaarihii...

Raa’isal Wasaare Itoobiya oo hadalo aan looga baran ku weeraray Saraakiisha Amisom, kuna goodiyay...

Raa’isal Wasaaraha Xukuumada Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa wuxuu maanta uu ku goodiyay inay si deg deg ah ay Ciidamadooda ugala soo baxayaan Somaliya. Raa’isal Wasaaraha...

Madaxweyne Xassan Sheikh oo ka qeybgali doona Shir ka dhacaya Magaaladda Washintong

Iyadoo la filaayo dhawaan in Magaaladda Washintong ee Cariga Dalka Maraykanka uu ka furmo Shir looga hadlayo Arrimaha Somalia ayaa waxaa ka qeybgali doono...

Soomaali sharci-darro ku joogtay Kenya oo la soo masaafurinayo

Taliyaha Guud ee Boliska dalka Kenya, David Kimaiyo, ayaa shaaciyey in la soo masaafurin doono Soomaali lagu soo qabtay Hawlgalkii ka dhacay Degmadda Gariisa...

Germany oo ku baaqday in la sii wado Tababarka Ciiddamadda Dowladda Somalia

Wasiiradda Difaaca ee dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Europe ayaa Kulan Khaas ah shalay ku yeeshay dalka Luxemberg, iyagoo ka wada hadlay Istaraatijiyadda...

Gabar Soomaaliyeed oo Wasiirka Arrimaha Dibada ka noqotey Xukuumada cusub ee Kenya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay qeyb kamida golihiisa cusub ee wasiirada.Madaxweyne Uhuuru ayaa shaaciyay 4 wasiir oo ay kamid tahay gabadh...

Kulan Balaaran oo Waxgaradka Beesha Hubeer ee Midowga Yurub ku yeesheen Sweden

Shir ka dhacey magaalada Hällefors ee dalka Sweden ayna isugu yimaadeen Odayaasha, dhalinyarada iyo dhamaan waxgaradka Beesha Hubeer ee Midowga Yurub gaar ahaan dalalka...

Faadumo Barre Ugaas oo Kismaayo uga dhawaaqdey in ay tahay Musharaxa xilka Madaxtinimada Jubboland

Faadumo Bare Ugaas Axmed Ugaas Aden oo ka mid ah Aqoonyahannada Gobolka Gedo, ahna isku duwaha Ururka Haweenka Gobolka Gedo ayaa Maanta Shir Jaraa’id...

Mid ka Mid Musharixiinta Jubba Land oo Beeniyay in Shirkii Kismaayo ay Hoosta ka...

Sheikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah Musharixiinta u taagan Madaxtinimada Jubba land ayaa ka hadlay hawlaha Doorashooyinka iyo Shirkii ka socday Magaalada...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...