Kulan Caalami ah oo looa hadlayay Nabad Gelyada dalka oo ka dhacay Muqdisho
Kadib shir ay isugu Yimaadeen Madax ka socota dowladaha ay Ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya ee La isku Yiraahdo AMISOM , Madax ka socota dalalka...
Xaafado badan oo laga barakacay kadib markii ay biyo badan soo Galeen Magaalada Jowhar...
Boqolaal qoys ayaa guryahooda ka barakacay ka dib markii saameyn ay ku yeesheen roobab isbiirsaday oo maalmihii la soo dhaafay ka da,ay magaalada Jowhar...
Daawo Muuuqaalka layaab leh wiil dhlinyaro ah oo ku hadli kara 23 luuqadood cajiib
Wiil da’yar oo u dhashay dalka Mareykanka gaar ahaan New York ayaa noqday kan ugu caqliga badan maadaama uu awood u leeyahay in uu...
Bulshada Rayidka oo ka qayb gelaysa Shirka Londan lagu qaban Doono
Ururada bulshada Rayidka ee dalka ka jira qaarkood ayaa ka qeybgali doona shirka London iyada oo doorkoodu yahay la talin.
Waxa ay shalay kulan la...
Amina Maxamed iyo Maxamed Aadan, wajiga cusub hogaanka Soomaalida Kenya
Maxamed Aadan, wasiirka cusub ee warshadaha Kenya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa magacaabay inta badan golihiisa wasiirada, waxaana mar kale ka dhex muuqdo nin Soomaali...
Barre Hiiraale oo Kismaayo muran ka dhaliyey
Col. Bare Aadan Shire Hiiraale oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii dalka oo dhawaan si aan la ogeyn ku tagay Kismaayo ayaa wararka kasoo...
Ciidamada Dowladda oo dhul muhiim ah kala wareegay Ururka Al Shabaab
Ciidamada Militariga ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxay sii kordhiyeen dagaalada ay kula jiraan Ciidamada Ururka Al Shabaab, oo xiriir toos ah la leh Ururweynaha...
Laba nin oo goor dhaw oo caawa ah lagu dilay Magaalada Muqdisho
Laba nin oo rayid ah ayaa waxaa caawa lagu dilay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, waxaana ilaa iyo iminka si cad loo garaneyn cidii...
(DAAWO SAWIRADDA). Xoghayaha Arrimaha Dibda Britain William Hag oo Furay Safaaradda Britain ee Somalia
Xoghayaha Arrimaha Dibda Ingiriiska William Hag ,ayaa waxaa uu Booqday Xarunta laga furayo Safaaradda Britain waxa uuna gacantii si rasmi ah maanta ugu Furay...
VIDEO: Caruur yar yar oo sameeyay xayeysiinta ugu yaabka badneyd 2013 (DAAWO)
Shirkadda biyaha dabiiciga ah sameeysa ee Evian ayaa waxay soo saartay video aad loola yaabay oo ay ku xayeysiinayso biyaheeda.
Video-gaan ayaa loo sameey hab...
Film cusub sir naageed waa filim Soomaali ah Daawo Muuqaalka Flilmka
filinkaan ayaa ah mid ka hadlaaya sirta dumarka oo aaan ahayn mid l;aga sal gaari karo.
waa qebta koowaad ee filimka sirnaageed hadaba daawasho wacan:
Idale...
Mid ka mid ah beelaha Jareer-weyne ee dega gobolada Jubooyinka oo qaadacday shirka ka...
Beesha Shan-bare oo ka mid ah beelaha gobollada Jubbooyinka ayaa si aad ah uga soo horjeestay shirka Kismaayo ka socda ee lagu sameynayo maamulka...
Madaxweyne Xassan Sheikh iyo William Hague oo xiligaani ku shiraaya Howlka Shirarka Airportka Muqdisho
Waxaa iminka Airportka Muqdisho ka socda Kulan u dhexeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Xassan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha arimaha dibada ee...
Wasiirka Maaliyada oo dalka ku soo noqday kana war bixiyey shirkii IMF (Daawo Sawirada)
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib...
Dowladda Somaliya oo dib u fureysa Suuqii weynaa ee Ceel Garweyne ee Magaalada Muqdisho
Dowladda Somaliya ayaa waxay maanta daboolka ka qaaday inay dib u fureyso Suuqii weynaa ee Ceel Garweyne ee Degmada Hawl Wadaag ee Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha...
Reer Kismaayo oo wadnaha farta ku haya
Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ayaa sheegaya in Saan-saan colaad laga dareemaayo gudaha Magaaladda iyo Deegaanada ku xeen-daaban.
Maxamed Nur Axmed oo ku sugan Magaaladda...
Dhageyso: Guddiga Farsamada Kismaayo oo Faahfaahin ku saabsan Ergada ilaa hadda soo xaroodey
Guddoomiyaha gudiga Farsamada Shirka Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka Macalin Maxamed Ibrahim oo la hadlay Idale News ayaa faah faahin dheerad ah ka bixiyay shirka Maamul...
Xoghaye Dibadeedka Ingiriiska oo Muqdisho gaarey
Xoghayaha arimaha dibada ee UK Willium Hague ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho halkaas oo ay uu ku soo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha...
Maxkamdda Ciidamada Magaalada Kismaayo oo Kulan la Qaadatay Saraakiisha Ciidamada Kiinya ee Qaybta ka...
Guddoomiye ku Xigeenka Maxkamadda Ciidamada ee Magaalada Kismaayo Bashiir Cumar Qamdariiran oo la hadlay qaar ka mid ah war baahinta Maxaliga ayaa sheegay in...
Magaalada Baydhabo oo lagu toogtay Sarkaal Sare oo ka tirsan Ururka Al Shabaab
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay ku guuleysteen inay nolosha ku toogtaan Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Al Shabaab.
Sarkaalkaan oo maal mahaanba si dhuumaaleysa...