Daawo Wadanka Holland oo yeeshey Boqor Cusub
Daawo Muuqaalka
Idale News Muqdisho
Wariye Abdixafiid oo Jawaab u qalanta siiyay Shaqsi Soo Wacay si akhlaaq daro ku...
Wariyaha Caanka ah ee Lagaciisa la yiraahdo C/xafid Maxamud jamac ayaa xili uu ku jiray barjaamid live ah oo ka baxayay tv-ga caalamiga ah...
Abwaan Da,yar oo Kasoo Dhax Baxay Somalida South Africa (Daawo Gabayo Ku Cajib Galin...
Abwaan Da,yar oo Lagu Magacaabo Abwaan Cabdinaasir Xidig Ayaa Kasoo Dhax Baxay Somalida Ku Nool Wadanka South africa oo Ayaga u Badan Ganacsatada Xamaalata.
Abwaanka...
Magaalada Jowhar oo ay soo food saartay cabsi kaga imaanaysa Roobab lixaad leh oo...
Magaalada Jowhar oo ah caasimada gobolka Sh/Dhexe ayaa waxaa baryahaan fara kulul haya roobab lixaad lex oo ku dhuftay guud ahaan gobolka, iyadoo magaalada...
Daawo Sawirada: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo su’aalo kala duwan la weydiiyay
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdiga uu hogaaminayo ee socdaalka shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa su’aallo uga...
Ciidamada Dowladda oo hawlgalo aan caadi ahayn ka wada Muqdisho, markii baabuur walxaha qarxa...
Ciidamada Dowladda ayaa waxay maanta hawl galo aan caadi ahayn ay ka wadaan Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo waramayaa...
Puntland oo toogatay 13 ruux oo ay haweeney ku jirto
Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxay maanta xukun dil toogasho leh ay ku fuliyeen 13 ruux, oo ay ku jirto haweeney.
Ciidamada Puntland ayaa waxay...
Wararkii ugu dambeeyay Ciidamada Amisom iyo Ciidamada Al Shabaab oo Degmada Janaale ku dagaalamay
Dagaalo culus ayaa waxay maanta ka dhaceen Degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna dagaaladaan geysteen khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh.
Ciidmada Ururka Al Shabaab...
Shabeel weeraray qof joogay beerta dalxiiska ee Singabuur iyo dadweynihii oo awood u waayay...
Shabeel weeraray qof joogay beerta dalxiiska ee Singabuur iyo dadweynihii oo awood u waayay in ay ka ridaan digniin caruurta ma daawan karaan…
Daawo Shabelka...
Dhageyso: Nabadoon Xasan Xaad: “Waxa Kismaayo ka socda Waa Munkar Inuu Barre Hiiraale ka...
Afhayeenka odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Muqdisho Nabadoon Xaaji Maxamed Xasan Xaad oo Wareysi gaar ah siiyay mid ka mid ah warbaahinta gudaha Soomaaliya...
Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Prof Jawaari oo kulan la qaatey Qaar ka mid ah waxgaradka...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan balaaran la qaatey qaar ka mid ah aqoonyanahada iyo...
Qodobo la isku mari waayay shirarkii gaar gaarka ahaa ee Garowe iyo Puntland oo...
Iyadoo wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay galabta dib ugu soo laabteen magaalada Muqdisho ayaa wada hadaladii Garowe ka dhacay qodobo dhowr...
Inta badan wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka magaalada Muqdisho oo saaka xiran
Inta badan wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka magaalada Muqdisho ayaa saaka gebi ahaanba xiran, iyadoo aanay jirin wax dhaq dhaqaaq ah oo gaadiidkadadweynaha...
Boqolaal ka tirsan Xoogaga Al-Shabaab oo dhoolatus milateri ku sameeyay duleedka Baraawe (Sawirro)
Boqolaal ka tirsan xoogaga Al-Shabaab ayaa dhoolatus milateri shalay ku sameeyay duleedka Degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii loo soo xiray tababar.
Saraakiil...
Augustine Mahiga oo lagu bedelay nin u dhashey Dalka Ingiriiska
Ban-Ki-Moon, Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey ayaa maanta u magacaabey Mr Nicholas Kay oo u dhashey dalka Britain inuu bedelo wakiilkiisa gaarka ah ee Arrimaha...
Wafdiga Madaxweynaha Somalia oo Muqdisho Dib ugu laabtey iyo qodobo heshiis ah oo laga...
Shirkii Garoowe uga socdey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa la soo gabagabeeyey iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland...
Golaha Wasiirada oo kulan ballaaran maanta ku yeeshay Villa Somalia (Wax cusub oo looga...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana kulankan...
Dowladda oo sheegtay in gacanta lagu soo wada dhigay dhamaan raggii dilalka ka geysanaayay...
Maamulka Dowladda Soomaaliya ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, ayaa wuxuu xaqiijiyay inay gacanta ku soo dhigeen raggii dilalka qorsheysan ka geysanaayay Degmada Yaaqshiid.
Gudoomiyaha...
Cumar Cabdi rashiid oo rajo ka muujiyay ictiraafka Dowladda ee Jubbaland xilli ay Dowladda...
Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaake, Ra’iisul Wasaarahii hore ee Somalia oo muddooyinkaani ku hawlan Magaaladda Kismaayo ayaa waxa uu Dowladda Somalia ugu baaqay inay...
Wafdi ka socda Somalia oo ka qeybgala shir maanta ka furmay Magaaladda Mersin.
Wafdi heer sare ah oo ka socda Xukuumadda Somalia ayaa waxa ay maanta shir uga qeybgalayaan Magaaladda Mersin ee Dalkaasi Turkiga.
Wafdiga ayaa waxaa horkacayay...