Monday, August 25, 2025

Duulimaadkii Turkish Airline Ee Muqdisho Oo Baaqday

Duulimaadkii Shirkada Diyaarada Turkish Airline oo todobaadkiiba saddex jeer Muqdisho ku timaada ayaa saakay baaqday, iyadoo rakaabkii diyaarada ka raaci lahaa ay dib u...

Daawo Sawirada:- Wasiirka arimaha dibedda Somaliya oo Shir oga qayb galaysa Addis Ababa

Ra’’isul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Marwo Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa uga qeybgaleysa Magaalada Addis Ababa shir ay...

Madaxweeyne Obama oo Timaha u soo jartay qaabka Xaaskiisa kana Qosliyay marti sharaf badan...

Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Mr.Barack Hussein Obama ayaa mar kasta waxa uu la soo shir tagaa arimo badan oo uu kaga qoslin karo Shacab weeynaha...

(DAAWO SAWIRADDA) Baarlamaanka Venezuela oo gacanta isla galay

Iyadoo oo Saddaxdii maalmood ee la soo dhaafay uu circa isku shareerayay Khilaafka u dhexeeya Golaha Xildhibaanada Mucaaradka iyo kuwa Muxaafidka Venezuela, ayaa waxaa...

Ciidamada Aammaanka iyo Kuwa Amisom oo Maanta magaalada Kismaayo ku Fashiliyay Fal is Qarxin...

Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka  iyo kuwa amisom ay maanta barqadii gacanta ku dhigeen...

Ammaanka degmaad Wadajir oo markii ugu horeysay si aan horay loo arag loo sugayo

Degmada Wadajir oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka bilowday howlgalladii ugu ballaarnaa oo in muddo ah degmadaasi laga fuliyo, howlgaladaasi oo...

Tartanka ugu yaabka badanaa caalamka (Daawo Muqaalkaan)

Tartanka Ayaa Waxaa ku Tartamaya Caruur Yar Yar Waxaana Ay Ku Sameynayaan Nin Inta Garbaha Laga Xer Xero Kadibna Madaxa Laga soo Dhax Bixiyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta tagey Xarunta Somali National Fishing Company

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu maanta uu hawlo kormeer leh uu ku tagey Xarunta Somali National Fishing Company. Madaxweynaha iyo wefdi kaloo...

Ciidamada Amisom oo maanta xiray Idaacada Codka Bartamaha

  Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxay maanta ilbaabada u laabeen Idaacada Codka Bartamaha, iyadoo aan si sax ah looga warqabin waxa keenay inay...

Dagaalo iyo duqeymo ka soconaaya Garoonka Magaalada Kismaayo iyo madaafiic ku dhacday Isbitaalka Garoonka

Dagaalo iyo duqeymo ayaa waxay xilligaan ka soconayaan Garoonka Magaalada Kismaayo, oo ay deggan yihiin Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, balse ka socda Dowladda...

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo Khudbad Afka Ingiriiska ku baxeysay ka jeediyay Jaamacado ku...

    Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo socdaal ku maraya qaar ka tirsan Gobolada Mareykanka Atlanta ee Georgia, West Virginia iyo North...

Cali Dheere “Waa u aargudeynaa dadkii Muslimiinta ahaa eelagu xasuuqay Boosaaso”

  fhayeenka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ku goodiyay inay u aar-gudi doonaan ilaa 13-ruux oo mid ay haweeney aheyd, kuwaasoo...

Ciidamada XDS ee ku sugan B/weyne oo loo qeybiyay lacago mushaar ah

  Maamulka gobolka Hiiraan ayaa maanta lacago mushaar ah u qeyb biyay Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada B/weyne. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Shaqaalaha Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Caalamka…WARSAXAAFADEED

  Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa hambalyo u aadan munaasabadda 1da May ee maalinta shaqaalaha Aduunka u diray shaqaalaha...

Gudoomiya baarlamaanka soomaaliya oo istanbul lagu soo dhaweeyay (Sawiro)

  Gudoomiyada  baarlamaanka  federaalka soomaaliya ayaa si diiran waxa  u soo dhaweeyay  aqoonyahano iyo waxgarad dagan istanbul, gudoomiya  ayaa kula dardaarmay  meel waliba ee  joogaan...

Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay macnaha 1-da May, oo maalinta berito ah ku...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha...

Muxuu ka yiri Maamulka Gobalka Banaadir Xiritaankii maanta la xiray Waddooyinka Muqdisho

Max’ed Yusuf Cismaan Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu Gowrdhaw ka warbixiyey sababta keentay in maanta la xiro inta badan Waddooyinka Magaaladda Muqdisho. Max’ed...

Villa Somalia oo xilligaani buuqsan iyo Mas’uuliyiin ku qul-quleysa

Wararka laga helayo Xarrunta Madaxtooyadda Somalia ayaa sheegaya in Xilligaani ay Villa Somalia buuqsan tahay iyadoona ay ku qul-qulayaan Mas’uuliyiin isugu jira Wasiiro iyo...

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Real Madrid Iyo Borussia Dortmond

Jurgen Klopp kooxdiisa ayaa hada hogaanka u haya kulankaan ka dib markii lugtii hore ku soo adkaatay  4-1 ,waxa ayna iminka dooneysaa in sufudud...

Ciidamada Dawladda ee Magaalada Kismaayo oo Maanta Heegankii ugu Sarreeyay la Galiyay.

Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaayo ee Gobolka jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dawladda ee halkaa ku sugan Maanta la galiyay Heegan kii...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...