Mooshin Laga Keenay Madaxweynaha Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Muqdisho(INO)- Xildhibaanno ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland ayaa Mooshin ka keenay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi.
Xildhibaanadaan oo...
UPDATE: Sidee ayey Farmaajo, Kheyre iyo Jawaari ugu heshiiyeen dhismaha golaha wasiirada?
Muqdisho(INO)- Kulamo Villa Somalia ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo, Ra’isul wasaaraha magacaaban Xasan Kheyre iyo Guddoomiyaha BFS Jawaari, ayaa waxaa looga wada...
C/raxmaan C/shakuur oo 5 arrimood ku soo koobay caqabadaha hor-yaala dowladda cusub
Muqdisho(INO)— C/raxmaan C/shakuur Warsame, Wasiir hore iyo Musharax Madaxweyne ayaa ka hadlay caqabadaha horyaala Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa.
Mr Warsame ayaa...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Baarlamaanka horgeynaya Ra’iisul Wasaare Kheyre
Muqdisho(INO)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta hor-geynaya Baarlamaanka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, si codka kalsoonida loo siiyo, iyadoo Madaxweynuhu si rasmi...
Maxkamd lasoo taagay dumarkii dilay Kim Jong-nam iyo xukun dil ah oo ay muteysan...
Kuala Lumpur(INO)- Siti Aishah (25-jir) iyo Doan Thi Huong (28-jir) ayaa waxaa lasoo taagay maxkamad taas oo ku eedeysay in ay si ula kac...
Madaxweyne Trump oo hor tagay golaha baarlamaanka una sheegay in dhismaha darbiga Mexico oo...
Mexico(INO)- Waxaa markii ugu horreysay tan iyo sidii loo doortay xalay hor tagay golaha baarlamaanka madaxweyaha Mareykanka Donald Trump kaas oo uga warbixiyay qorshihiisa...
Daawo: Xildhibaanad Samra Ibrahim Oo Deeq Lacageed iyo Daawooyin Gaarsisay Degmada Go’doonsan Ee Qansaxdheere
Qansaxdheere (INO)- Wafdigan Gaarey Degmada Qansaxdhere Ee Gobolka Bay ay hogaamineysey Xildhibanad Samra Ibrahim cumar Ayaa ujeedka ugu muhiimsan ee ay halkaasi ugaartey waxa...
Daawo: Barnaamijka Tubta Nabada Ee Somalia Qeyntii 26 Aad
Baydhabo(INO)- Xaaladda abaarta ee ka jirta Soomaaliya waxaa wax looga qaban karaa iskaashi dhexmara dowladda, ururada bulshada rayidka iyo Qaramada Midoobay" ayuu yiri Cabaas...
Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shirweyne looga hadlayay abaarta Somalia oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho(INO) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa furay shirka gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee u dhaxeeyey beesha caalamka iyo dowladda Federaalka Sooomaaliya.
Madaxweynaha oo furay...
Daawo:Daruufo Adag iyo Xaalado Murugsan Oo Ka Jira Degmada Waajid
Waajid(INO)- Degmada waajid Ee Gobolka Bakool Ayaa Xiligaani Waxaa Ka Taagan Dhibaatooyin Kala Duwan Oo Dhanka Noolasha Ah Iyadoo Degmada Waajid Ay U Go’doonsan...
Dhageyso: Shirkada Horumuud Oo Raashin iyo Daawooyin Gaarsisay Degmada Qansaxdheere
Qansaxdheere(INO)- Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Ee Somalia Laanteeda Degmada Qansax- dheree Ee Gobolka Bay ayaa Shacabka Ku dhibaateysan degmada Qansax Dheree ay gaarsisey Raashin Iyo...
Pentagon oo ballaarinaya hawlgalada uu ka fuliyo Soomaaliya
Washington(INO)- Pentagon oo ah taliska ciidamada Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu ballaariyo hawlgalada uu ka fuliyo Soomaaliya.
Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu...
Trump oo sare u qaaday Miisaaniyada Militariga jarayna Deeqihii
Washington(INO)- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa caawa khudbadiisii ugu horeysay usoo jeedin doona labada Aqal ee Baarlamaanka Maraykanka isagoo soo bandhigi doona xogtii ugu...
Algeria oo fashilisay weerar Dacish soo qorsheesay
Constantine(INO)- Kooxda Daacish ayaa sheegatay weerar argagaxiso oo Axadii lasoo dhaafay ay booliiska Aljeeriya ay fashiliyeen.
Nin Bambaano sita ayaa habeenkii Isniinta soo galeysay isku...
Philipines: Kooxda Abu Sayef oo dilay nin u dhashay dalka Germany
Filibiin(INO)- Kooxda Abu Sayef ayaa dilay mid kamid ah dadka ajaanibta ah ee u afduubnaa, kadib markii la bixin waayey lacag madax-furasho ah oo...
QM: Abaarta oo dhibaato ba’an ku heysa 1.5 malyan oo Soomaalia ah
Muqdisho(INO)- QM ayaa sheegtay in abaarta Soomaaliya ka jirta ay dhibaato ba'an ku heyso 1.5 malyan oo Soomaalia ah.
In ka yar kala bar dadka Soomaaliya...
Goormaa RW Xasan Cali Khayre la hor geynayaa Barlamaanka ?
Muqdisho(INO) – Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa berri oo Arbaca ah lagu wadaa in uu hor tago Baarlamaanka Soomaaliya si uu u weydiisto...
Sawiro: Maamulka Iyo Shacabka Xudur Oo Ka Shirey Dib u Furista Waddooyinka Ay Xireen...
Xudur(INO)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed, maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool iyo sidoo kale shacabka degmadaasi ayaa yeeshay kulan looga hadlayey...
Dhageyso: Jubbaland oo diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jirta duulaan ka dhan ah Al-Shabaab
Bardhere(INO)— Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in la diyaariyay ciidamadii duulaanka ku qaadi lahaa deegaanada Al-Shabaab ka maamulaan Jubbooyinka.
Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa sheegay in...
Dhageyso: Dr. Gaas Oo Ka Hadlay Xiisada ka Taagan Puntland
Garowe(INO)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xiisadaha maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa Magaalooyinka Puntland.
Madaxweynaha ayaa sheegay in xiisadahaasi...


















