W.Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kaga qeybgalay kulan Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika...
Muqdisho:Wasiiro katirsan XDF ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Airporka Magaalada Muqdisho
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Wasiirka Qorsheynta iyo Wasiirka Hawlaha Guud ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Airporka Magaalada Muqdisho shirkan jaraaid oo waxyaabihii...
Muqdisho: 2 qof oo caawa lagu dilay Caasimadda Soomalia
Koox bastoolado ku hubeysan ayaa caawa waxay magaalada Muqddisho ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka dowlada iyo qof shacab ah, sida ay xaqiijiyeen laamaha...
M.degmada Mahadaay oo ka hadlay Xaaladda Amniga iyo Biyaha uu keenay Wabiga Shabeelle
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Saalax Fuloow Xaaji oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay Xaaladda Amniga degmada Mahadaay...
X. ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo uu wehliyo Ku-xigeenkiisa koowaad Dr. Muuse Macallim Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga...
Warxasaasi ah:Qabaa’illo Soomaaliyeed oo ku heshiiyay in qofkii ruux dila la dilo
Kadib todobaadyo ay socdeen wada hadallo ayaa gobolka Sanaag waxaa lagu saxiixay heshiis nabadeed oo u dhaxeeya laba beelood oo ay horey colaadi uga...
Kenya :Muwaadiniinteeda doonaya iney u soo safraan Somalia kuna biiraan Shabaab
Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen labo dhalinyaro ah oo u dhashay dalkaasi oo doonayay in ay u safraan Soomaaliya,...
deg deg:Qaar ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Koofurgalbeed oo ugu baaqay Jawaari...
Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay...
M.Farmaajo dhex dhexaad maka yahay khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadda ?
Tan iyo markii uu soo baxay khilaaf hareeyay xildhibaanada Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee ka dhashay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa dalka u...
Mucjiso ka soo if baxday Gobolka Baay
Gobolka Baay ee koonfurta Dalka kana mid ah deegaanada hoos yimaada Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay ayaa...
Muqdisho:5carruur ah iyo hooyadood oo ku dhintey guri ku gubtay magaalada
Shan carruur ah,hooyadood iyo qof marti u ahayd ayaa ku dhintey kadib markii saqdii dhexe ee xalay uu dab qabsaday guri ku yaal degmada...
Deg deg:Jawaari oo aqbalay mooshinka, si deg deg ah kuna baaqay in muddo 10...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari oo goor dhow la hadlayay Warbaahinta ayaa aqbalay mooshinka laga keenay, isagoo sheegay inuu diyaar u...
Gariigga oo sheegtay in dad muhaajirin ah ay ku dhinteen xeebaha Dalkaasi
Dowladda Dalka Gariigga ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay dad muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebah aDalkeeda,saraakiisha Ciidamada Ilaalada xeebaha ee dalka Giriigga...
Topnews:Ciidamada Xasilinta ee Muqdisho oo Boqolaal Qof Xabsi dhigay & Howlgal Qorsheysan oo…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada xasilinta Muqdisho ay howlgal oo socday muddo 10 saacadoo ah ka sameeyeen degaanka Weydow ee...
war xasaasi ah:16 Sano jir ah oo loo magacaabay Guddoomiye ku xigeen Degmo &...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wiil 16 sano jir ah u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka degaanka Gamboole oo la sheegay inay...
War xasaasi ah: maxaad kala socotaa Wararkii Ugu dambeeyay Mooshinka Jawaari iyo halka...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay sii xoogeestay khilaafka ka dhax aloosan Xildhibaanada Baarlamaanka ee labada garab u kala jabay, waxaana xalay ilaa saakay Muqdisho ka...
W.Gaashaandhigga oo sheegay in Madaxweynaha uu hoggaaminayo abaabulka dagaal ee ka dhanka Al-Shabaab
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo todobaadkii la soo dhaafay uu howl maalmeedkiisa...
R/Wasaaradaha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kormeeray Degmooyinka…
Ciidankaan gaarka oo loo diyaariyey in ay fuliyaan howlgalo qorshaysan lagu qaadayo goobyo lagu tuhinsan yahay in ay ku dhuumaalaysanayaan maleeshiyaadka Nabad iyo nolal...
Madaxweyne Farmaajo Safar Berri uu ku aadi lahaa Qadar oo baaqday si uu...
Wararka hadda kusoo dhacayo xafiiska warqabadka idalenews.com Magaalada Muqdisho ayaa sheegayo inuu dib u dhac ku yimid safar uu madaxweyne Farmaajo ku aadi lahaa...
Xil.Khadiijo ”Hadii 184 Xildhibaan Uu Gaari Waayo Mooshinka Jawaari Waa Gudoomiyaha Golaha Shacabka
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadashay arrimaha mooshinka ee Gudoomiyaha...