Sunday, June 29, 2025

Xildhibaan Jeesow “Jawaari cidna kama awood badna ee waxaa luminaya kuwo isaga ka liita”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayaa shaaca ka qaaday in Guddoomiye Jawaari ay qasayaan Xildhibaano uu sheegay inay waayen...

Madax ka tirsan Shabaab Kenya oo Kumanaan Kun oo Dollar dul dhigtay

Dowlada Kenya ayaa lacago duldhigtay 8 nin oo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-shabaab isla markaana ay qorsheynayeen in weeraro ay...

Warxasaasi ah: Taliska Xoogga oo Ciidamadii ilaalada kala noqday Guddoomiye ku xigeenka labaad ee...

Wararka laga helayo xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamadii ilaalada u ahaa guddoomiye  u xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla...

Eng Yariisow oo ka hadlay qorshaha uga dagsan dhinacyada amniga, isku-xirka bulshada iyo maamul...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka Qaranka ayaa ka...

Wadanka Ruushka;”Dowlada Britain waxa ay ku ciyaareysaa dab wayna ka shalaayi doontaa.”

Ruushka ayaa ku eedeeyay dowlada Ingiriiska inay aliftey sheeko been ah ayna ku ciyaareyso dab arrinta ka dhalatay sumeyntii nin hore u ahaa basaas...

Maxaa Ka Jira xogta hoose oo sheegeyso in Gudoomiye Jawaari uu ogolaaday inuu Iscasilo,...

War Deg Deg ah oo goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari lagu qanciyay inuu iscasilo. Warkaan oo...

Kulanka khamiislaha wasiirada XFS oo maanta…

Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir goddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa looga hadlay Xaalada amaan ee dalka, Faah-faahinta...

Deg deg Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo xilka laga qaaday

Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyada G/sare Axmed Maxamed Cali...

Mooshinka Jawaaari oo Sabtida la qabanayo

Wararka laga helayo xafiiska Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in kulankii Arbacadii Shalay baaqday ee Baarlamaanka Soomaaliya lagu wado in...

Dugsiga Tababarka Ciidanka ee wadanka Jarmalka oo soo gabagabeeyay howlihii tababarka Milliteri ahaa ee...

Ciidanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlihii tababarka Milliteri ahaa ee ay ka wadeen Soomaaliya Siddeeddii Sana ee lasoo dhaafay, sida...

Hindiya:Maxaa sabab u ah Salman Khan in shan sano xabsi ah lagu xukumay?

Maxkamad ku taala dalka India ayaa xukun shan sano ah ku riday actor-ka caanka ah ee Salman Khan, kadib markii lagu eedeeyay inuu sameeyay...

Warka soo baxay QM “Qaban qaabiyaasha & maal-galiyayaasha Al- Shabaab waa in la helaa”

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si weyn u falanqeeyay weerarada xoogeysanaya ee Al Shabaab la eegayaan fariisamaha AMISOM ku leeyihiin gobolada dalka Soomaaliya. Kulanka...

Suudaan,toobiya iyo Masar oo mar kale ka wada hadlaya arrinta Webiga Niil

Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaa Maanta ka furmay Shir Saddex geesood ah oo ku saabsan xal ka gaarista muranka ku saabsan wadaagga...

Muqdisho:Waa maxay ujeedka Wafdiga balaaran oo ka socda beesha caalamka?

Wafdi ka socda beesha caalamka ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kuwaasoo u yimid inay xal u raadiyaan khilaafka...

Jawaari: Xaga Amniga oo la sheegay inuu halis ku jiro

Xildhibaannada taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka ee mooshinku ka yaallo Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay in xaaladda amniga guddoomiyaha ay halis ku jirto kadib markii...

Wafdi culusoo ka socda Beesha Caalamka oo ku soo wajahan Muqdisho &...

Warar saacadihii la soo dhaafay isa soo tarayay ayaa sheegaya in wafdi ka socda Beesha Caalamka ay ku soo wajahan yihiin magaalada Muqdisho, kuwaasoo...

Wasiirka Difaaca ee Uganda ayaa ded deg loogu wacay si wax looga weydiyo Askartii...

Wargeyska The Observer ee kasoo baxa  ayaa qoray in gudoomiye ku xigeenka dalka Uganda ayaa u yeeray Wasiirka difaaca dalkaas si wax looga weydiiyo...

Afmadow:Wararkii ugu dambeeyay dagaal xoogan oo ka dhacay

Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa dagaal Ciidanka Jubbaland iyo xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ku dhexmaray degmada Afmadow oo ka tirsan Gobolka Jubbada...

X/taageersan Guddoomiye Jawaari oo dalbaday in loo soo celiyo Ilaaladiisa

Xildhibaanada la baxay Badbaadada Baarlamaanka oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Taliyeyaasha ciidamada aanay dhex dhexaad ka aheyn xaalada...

Mareykanka oo kordhiyay xaaladdii degdeg aheyd ee uu ku soo rogay Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay muddo kordhin cusub oo lagu sameeyay xaalada degdeg ee uu horay Mareykanka ugu soo rogay Soomaaliya sanadkii 2010. Xaalada...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...