Wasiirada Arrimaha Dibada Somalia Fowsiya oo la kulantay dhigeeda dalka Masar (Third Africa – Arab Summit in Kuwait )

0
190

Wasiirada Arrimaha dibada Soomaaliya Fowsiya Haaji Aadan ayaa magaalada Kuwait oo uu ka socda shirkii 3aad ee madaxda wadamada carabta io Afrika kula kulantay wasiirka arrimaha dibada ee Masar  kaasoo inta badan diirada lagu saaraayay waxqabada qabsiga iyo maalgashiga dalka Soomaaliya.

Daawo kulanka dhexmarey labada dhinac iyo guud ahaan waxa shirka Arab-African Summit guud ahaan la iskula gorfeeyey


fowsiya

Idale News Online