Daawo: Turkiga oo ka mid noqdey wadamada ugu horeeya ee soo saara Taangiyada casriga iyo Diyaada qumaatiga u kaca ee dalalka Yurub laga isticmaalo

0
252

Wasaarada Difaaca Dalka Turkiga ayaa gebi ahaanba ka maarantey hubkii ay dibada ka keensan jireen, waxaana shirkada air defence iyo control System dalkaasi ka jira gaar ahaan Aselsan iyo Atlay ay ku guuleysteen iney sameeyaan taankiga ugu qaalisan dunida iyo welina diyaarado nooca qumaatiga u kaca oo ay ku xardhan yihiin qalab laysar iyo aalado karo oo soo jiitay wadamada Europe oo intooda badan ka gata dalka Turkiga.

atakHelicopter atlayTank

Idale News Online