Dhageyso: 4 Ruux Oo Gaajo iyo Haraad Ugu Dhintey Degaanka Aato Ee Gobolka Bakool
Aato(INO)- Gobolka Bakool gaar ahaan Degaanada hoostaga oo uu ka mid yahay Degaanka Aato waxaa ka jira Abaaro aad u daran, kuwaas oo saameyay...
DEG DEG: 30 Qof Oo Goordhow Degaanka Masuubiye Ee Gobolka Bay Ku Dhintay War-Biyood...
Baydhabo(INO)- Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Masuubiye oo u dhaxeeya Awdiinle iyo Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dhinteen Dad...
DEG DEG: Dhaq dhaqaaqii Ganacsi ee Afgooye oo hakad ku jira
Afgooye ( INO)-Waxaa maanta hakad uu ku jiraa dhaq dhaqaaqii Ganacsi iyo kan Gaadiidka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Arrintaan ayaa la sheegay in...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Addis-Ababa
Muqdisho ( INO)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga qeyb galaya...
Dhageyso:Xasan Sheekh Oo Rajo Galisay Taagyeerada Xildhibaanada Digil iyo Mirifle
Muqdisho(INO)- Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay qaar ka tirsan Xildhibaanada Labada Golle ee Baarlamaanka ee ah Xildhibaanada Golaha...
Mo Farah oo walaac ka muujinaya go’aankii Donald Trump ee lagu mamnuucay soo gallootiga
London(INO) – Orodyahanka asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya laakiin heysta dhalashada dalka Britain, Sir Mo Farah, ayaa dhaliilay go’aanka madaxweyne Donald Trump...
Dhageyso: Dr Beyle” waan ka foojignaan doonnaa in ay dhacaan wax ka baxsan nidaamka...
Muqdisho(INO) -- Iyadoo marar badan lagu celceliyay in doorashada madaxweynaha laga ilaaliyo musuq maasuq iyo wax is daba marin ayaa waxaa arintaa ka hadlay...
Daawo:Beesha Geelidle oo ka tacsiyadeysay Geerida Malaaqyada, Taagyeerteyna Shariif Xasan
Baydhabo(INO) - Beesha Geelidle oo Ka mid ah Beelaha Koonfur Galbed Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Malaaqyadii lagu diley Hotel dayax Ee Magaalada Muqdisho...
Daawo: Shariif Xasan iyo Dam Jadiid Balantii Ay Wada Galeen Oo Si Horudhac ah...
Muqdisho(INO)- Dam Jadiid ayaa waxay Shariif Xasan Kula Balameen Galabnimadii 11 /1/2017 Ee La Soo dhaafey in uu Xareeyo Xildhibaanada BFS Ee Taagyeersan Siyaadiisa...
Dhageyso: Col. Mahad C/raxmaan ” Dad Qash Qashaad Ka Kicin Rabo Baydhabo Ayaa Nugu...
Baydhabo(INO)- Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bay Col. Mahad C/raxmaan Ayaa Sheegey in Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ay ku soo wajahan yihiin dad...
Daawo: Xildhibaano Sheegay in ay taageersan yihiin Musharax Xasan Sheikh oo kulan ku yeeshey...
Muqdisho (INO) - Kulan taageero loogu muujinaayey Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isla markaasna ay ka soo qeyb galeen xildhibaano lagu qiyaasey ku...
Dhageyso:Shariif Xasan Oo Xildhibaanada Beesha Digil iyo Mirifle U Gurbiyey Xasan Sheekh
Muqdisho(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aadan Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Mudooyinkii u dambeyay Ku Sugnaa Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia ayaa Maalintii Jimcaha...
Musharax Xasan Sheekh oo farriin cajiib ah u diray musharaxiinta kale
Muqdisho (INO) – Madaxweynaha uu wakhtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka digay in Musharaxiinta qaar ay baalmaraan Nidaamka Doorashada heer Madaxweyne...
Baaritaan lagu ogaaday 5 sabab oo lacagta dollar-ka ugu yaraatay Somalia
Muqdishi(INO)-Baaritaan ay samaysey hay’adda OXFAM ayaa lagu gaadey in 8 qof oo ka mid ah dadka dunidan maanta ku nool ay la dhaqaale yihiin...
Soomaalida Haysata Green Card Oo War Wanaagsan Oo u Soo Yeeray
Washington DC (INO) – Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dadka haysta green card-ka (Sharciga deganaanshaha Mareykanka), uusan saameyn doonin go’aanka dalka...
Ciidamo raacsan Sheekh Shariif oo Xamar soo buuxiyey iyo cabsi jirta
Muqdisho (INO) – Labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay ciidamada meletariga Soomaaliya, kuwaasi oo musharixiin kala taageersan, waxaana arrintan...
Warbixin: Xaqiiqda wixii Kulbiyow ka dhacay iyo farsamadii dowladda Kenya ee Nairobi
Nairobi (INO) – Weerarkii kooxda Al-Shabaab ay jimcihii ku qaaday saldhigga ciidamada Kenya ee Kulbiyow, waxay ku sheegtay inay ku dishay 57 askari, hase...
Al Shabaab oo ku dhawaad 100 qof ku xir xiray Shabeelaha Hoose
Marka ( INO)-Wararka ka imaanaya Tuulooyin hoostaga deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku warramaya in Howlgallo Al Shabaab halkaas ay ka sameeyeen...
Murashax Xaaji Maxamed Yasin: Isbedalka Maaha Nin Nin kale ku bedal!
Muqdisho(INO)- Murashax Xaaji Maxamed Yassin oo kamid ah murashaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho isagoo sheegay in markii sadexaad ugu baaqayo Soomaalida inay...
Britian oo 12 Milyan oo Dheeraad ah ugu Deeqday Soomaaliya
London(INO)- Dowladda Britian ayaa 12 milyan dollar oo dheeraad ugu yaboohday in wax lagaga qabto abaaraha daran ee ku dhuftay qaybo badan oo ka...


















