Madaxweyne,Xasan Sh,Maxamuud oo ka hadlay Godoominta Shacabka ay ku hayaan Al-shabaab.

0
166

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa makii ugu horeysay ka hadlay Godoominta Deeganada Qaar,Maleeshiyada Al-shabaab ay ku sameeyeen.

Teaser Image Xasan Sh,Maxamuud oo ka hadlay Godoominta Shacabka ay ku hayaan Al-shabaabXasan Sh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda si deg deg ah ay oga Jawaab celin neeyso Falkaa Foosha Xun ee Al-shabaab Shacabka ay ku hayaan.

Wax loo dulqaadan karo Ma ahan in Shacabka Qaarna la Goowraco,qaarna Biyihii iyo Sahaydii loo diido,Shacabka ku nool Deeganada ay Xayireen Dowladda ay ka dulqaadi doontaa”ayuu yiri Xasan Sh.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh ayaa sidoo kale sheegay in Al-shabaab ay Awoodoodii dhimatay islamarkaan ay Awoodoodii Warbaahinta in ay ka hadlaan ku soo koobantay.

Waxaase uu Warbaahinta Soomaaliyeed ka codsaday in ay joojiyaan,Wax ka sheega Arrimaha Al-shabaab oo Al-shabaab ay yihiin bahalo,dhex dhexaadna aan laga noqon Karin.

Hadalka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya xili Degmooyin badan oo ku yaala Soomaaliya ay Maleeshiyada Al-shabaab Godoomiyeen.

Idale News  Online – Muqdisho