Baydhabo(INO)-Ganacsatada yar yar ee magaalada Baydhabo Janaay ayaa maanta u waramay Warbaahinta Idale News Online kuwaasi oo u shegay in ay ka cabanayaan lacagaha doolarka gaar ahaan kuwa lagu keydsado Mobilka.
Xamdi oo kamid ah dadka ka ganacsada caanaha ayaa sheegtay in ay doonayaan lacag kaash ah ama shilin Soomaali ah balse dadka ay adeegsanayaan barnaamijka EVC+ taasi oo ay tilmaamtay in iyagu ay yihiin dad reer baadiya ah aysan garaneen barnaamijkaasi.
Lacagta Shilinka Soomaaliga ah ayaa waxa ay tahay mid dalka kasi dham.