Doorashada Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed oo soo idlaatey, 8 xubnood iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

0
240

Baydhabo (INO) – barlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa manta u codeeyey xubnaha maamulkaas u matalaaya aqalka sare ee Barlamaanka, waxaana xubnaha 8da xubnood ka mid ah 2 haween ah, akhriso magacyada xildhibaanada aqalka saree ee KGS iyo beelaha ay ka soo jeedaan:
1-Cabdikaafi Macalin Xasan (Digil -Garre)
2-Xuseen Cali Xaaji Cabdalla (Dir Biimaal)
3-Zamzam Ibraahim Cali (Digil Jiido)
4-Timiro Maxamed Cali (Mirifle -Boqol Hore)
5-Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle- Hadamo)
6-Aadan Cabdi Aadan (Mirifle-Leesaan)
7-Ilyaas Cali Xasan (Mirifle- Eelay)
8-Cabdulaahi Cabdi Jabriil (Galeddi)

Idale News Online, Baydhabo.