Kismaayo (INO) – Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah u fariistey kala saaridda Musharixiinta Aqalka Sare ee uu u gudbiyay Madaxweynaha Jubaland Axmed maxamed islaam (Axmed Madoobe).
Waxaa ka qeyb galay musharaxiin gaaray 17 Musharax, Kuwaas oo looga baahanaa 8 xubnood oo si rasmiya u matala maamulka Jubaland.
Tartanka musharaxiinta aqalka sarre ee Jubaland waxaa ku guuleystey musharaxiinta hoos ku xusan.
Idale News ONLine, Kismaayo