Dhageyso:Gaadiidleyda G/Sh/Hoose Oo Qaata Ka Taagan Isbaarooyin Yaalla Gobalka Shabeellaha Hoose

0
211

Afgooye(INO)Guddiga Gaadiidleyda gobalka Shabeellaha Hoose ayaa cabasho xoog leh ka muujiyay isbaarooyin ku soo kordhay deegaanno kamid ah gobalkaasi.

9-Isbaaro

Mid kamid ah guddigaasi ayaa sheegay inay kulan ka yeesheen dhibaatooyinkan ka jira wadada xiriirisa Muqdisho, Afgooye illaa gobalka Bay.

Wuxuu sheegay in isbaarooyinkii ay kordheen taasna ay ka dhigan tahay in la kordhiyo lacagta oo dhibaato ku yeelatay.

Wuxuu sheegay in arrintaan ay qaata ka taagan yihiin isla markaana ay doonayaan in ay shaqo joojin sameeyaan haddii xaalku uu sidan ku sii socdo dowladduna aysan waxba ka qaban.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here