Daawo: Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Haweenka Ee Dowladda KGS Oo Gaartey Galkacyo

0
229

Galkacyo(INO)-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Marwo Biniti Ibraahim Cali  ayaa Gaartey Degmada Galkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug.

Wasiirka Haweenka Ee Maamulka Galmudug Marwo Sahra Maxamed Cali  iyo saaraakiil ka tirsan Maamulkaasi ayaa Si weyn Ugu Soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Galkacyo, iyadoona wasiir Binti ay ka mahadcelisey, Soo dhaweynta Loo Sameeyey.

Inta ay Joogto, Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Waxay Kulumo la qaadan Doonta Wasiiro  ka tirsan Maamulka Gal-Mudug iyo  Saraakiil kale.

Idale News Online, Galkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here