Rome (INO) Ciidammada ilaalada xeebaha ee dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in ku dhawaad 10 kun oo qof oo tahriibayaal ah la badbaadiyay todobaadkan oo keli ah, Shalay oo Khamiis aheyd oo keliyana waxaa la badbaadiyay 900 oo qof.
Home Idale Somali News Update DhageysoBBC: Wararkii Ugu Dambeeyay Tahriibayaal 10-KUN gaaraya Oo Galay Todobaadkan Yurub iyo...