Dhageyso: “Waxaa jira Dad Caadeystay in Ay Musuq Maasuqaan”

0
211

Muqdisho(INO)-Iyadoo maalinkii shaley xafiiska xeer ilaalinta qarabka uu gacanta ku soo dhigay gawaari gar gaarsiday kuwaasi oo maalmo ka hor lagu leexsaday qaybo ka mid ah magaalada muqdisho ayaa hadana waxa uu xeer ilaalinta ku sii hanjabay inuu la dagaalami doono masuq maaquqa inta badan la sameeyo.

Xeer-ilaaliyaha-Qaranka1

ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee qaranka max,ed xasan nuur ayaa warbaahinta u sheegay in si wayn ay ula dagaalami doonaan masuq maasuqa ka dhex jira dalka somaliya sida uu hadalka u dhigay.

Halkan Ka Dhageyso.

“Waxaa jira dad caadeystay in ay musuq maasuqaan gar gaarka loogu talo galay dadka barakacayaasha ah,qof walba oo awood masuuliyaded ku leexsada mucaawinada sharcigaa ayaa  qabanaya”Ayuu yiri  ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee qaranka max,ed xasan nuur.

Shaley ayay ahayd markii xeer ilaaliyha guud ee qaranka iyo ku xigeenkiisa ay muqdisho ka soo bandhigeen ilaa labo gaari kuwaasi oo maalmo ka hor la leexsaday.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here