Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta dhallinyarada ee 15-ka May.
Munaasabaddaas waxaa sidoo kale ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda oo uu kamid yahay wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada mudane Khaalid iyo madax kale.
Mudane C/weli Sheekh; ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay sameyn doonaan fursado ay dhallinyarada ugu abuurayaan shaqo.
Halka Hoos Ka Dhageyso:
[audio:My Documents\Downloads\Music\COD-raysal-wasare-cabdi-wali.mp3|autostart=yes]Idale News Online, Muqdisho.