Dhageyso : Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Xarunta Gobolka Bakool Ee Degmada Xudur.

0
221

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa gaaray  Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.

Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Xudur ku soo dhaweeyey Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidamada  AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso.

[audio:|http://baidoanews.com/uploads/article/audio/AUDIO_4C1788-06EC6D-3C5EE7-47EAE7-A5D558-D28147.mp3autostart=yes]

Waxaa lagu wadaa in Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ay booqdaan Saldhiga,Xarunta Degmad iyo sidoo kale Goobaha Muhiim,ayadoona soo dhaweynta  ka dib uu Meel fagaare ah uu kula hadlayMas’uuliyiinta  Maamulka Degmada iyo Shacabka Degmada Xudur,waxaana sidoo kale uu gaaridoonaa Degmada Waajid ee isla Gobolka Bakool.

xudur

Idale News Online, Xudur.