Dhageyso: Madaxweyne Xasan oo loogu baaqey in uu iscasilo, ka dib fashil ku yimid siyaasada dowladiisa

0
205

Xisbiga Nabada iyo Dimoqraadiyada Soomaaliya ayaa ugu baaqey madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu iscasilo ka dib markii xaalada dalka ee dhinaca siyaasada mugdi galey isla markaasna ammaanka magaaladii xarunta u aheyd dowlada Soomaaliya ee Villa Somalia dhowr jeer oo is xigxiga la weerarey.
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/07/muudeey.mp3|autostart=yes]
madaxweyneXasanSheikh
Idale News Online.