Dhageyso Ex-Xildh Cali Seeko: “Waa idiin jeednaa tabar daridiina iyo kalsooni darida shacabka ee nagu sima dowladnimadii 7 saac maalinimo la idinku wareejiyey “

0
200

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2014/07/seeko2.mp3|autostart=yes]
Xildhibaan Cali Seeko oo ka mid ahaa xildhibaanada hore ee barlamaanka Soomaaliya oo idaacada maxaliga dalka u waramaayey ayaa ku tilmaamey dowlada hadda jira ee madaxda ka yahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud midii ugu tababarta darteed ee dalka Somalia soo marta isla markaasna lumisey kalsoonidii shacabka Soomaaliyeed ku qabeen dowladadaan xiligii la doortey.

Xildhibaanka ayaa ku sheegay dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh dad NGO ku soo caan baxay, dhaqanka NGO_guna yahay dowlad ;a’aan ku shaqeyso oo ku baraar, sidaas darteed barnaamijka dowlada ku magacowdey Nabad ku afuro in la mid tahay mid ka ah magacyadii NGO_yada dalka ka jira wax la mid ah. xaalka siyaasada, kalsoonida shacabka iyo guud ahaan meesha ay wax maraayaan waanu aragnaa ayuu yiri xilhibaan seeko.
cali seeko

Idale News Online, Mogadishu.