Dhageyso: Dowlad Gobleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shaaciyay in Korneel Barre Hiiraale uu ka tirsan yahay maamulkaasi lixda gobal.

0
205

Wasiir ka tirsan Maamulka 6-da Gobol ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Korneel Barre Aadan Shir(Barre Hiiraalle) Iyo Ciidamadiisa ku sugan duuleedka Kismaayo ay ka tirsan yihiin Maamulkooda lixda gobal.

Wasiirkan oo lagu Magacaabo C.llaahi Maxamed Idiris ahna wasiirka maaliyadda  ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaaraha dowadda C/wali Sheekh in uu ka laabto sida uu yiri Go’aanada uu ku gaaray Magaalada Kismaayo.

Qeybta hoose ka dhageyso:

[audio:ttp://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/04/Wasiir-Cabdullaahi-Maxamed-Idiris-Saadaal-Media-Network.mp3|autostart=yes]

wasiiradda KGS