Dhageyso: Col,Bare Hiiraale Oo Si Toos Ah Uga Horyimid Qorshaha Ra’iisal Wasaare C/Wali Uu Ka Wado Magaalada Kismaayo Iyo Heshiiska Uu Lagaaray Maamulka Jubba.

0
222

Goobweyn: Col,Bare Adan Shire Bara Hiiraale isagoo ku sugan magaalada Goobweyn uu la xiriiray Idaacada VOA da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa u sheegay in Ra’iisalwasaaraha uu lasaftay haldhinac dhinacaas oo ah maamulka  Jubba in kastoo Col Bare uu sheegay in aysan aqoon saneyn wax la yiraahdo Jubba mar wax laga weydiyay in ayaga xiriiro la sameeyeen wafdiga Ra’iisalwasaaraha ee hada ku sugan magaalada Kismaayo ayuu sheegay in ay la xiriireen wafdiga Ra’iisalwasaaraha uuna Ra’iisalwasaaraha ku wargeliyay Col, Bare Hiiraale in uu isu soodhiibo maamulka Jubba.

Col, Bare Hiiraale ayaa arinkaas gaashaanka u daruuray sheegayna in ay dagaalamayaan ilaa ay xuriyadooda ay ka helayaan.

Hoos ka dhageyso hadalka Col, Bare Aadan Shire Bare Hiiraale oo dhameystiran.

[audio:http://arlaadii.net/wp-content/uploads/2014/04/Arlaadii.net%C2%BB-Dhegayso-korneel-Bare-Hiiraale-oo-kasoo-horjeestay-qorshaha-Raiisalwassare.mp3?_=1|autostart=yes]

Barre-hiiraale