DHAGEYSO: Ahlu Suna oo iska fogeeysay ku lug lahaanshiyada dagaalka Dhuusamareeb

0
209

Dhuusamareeb(INO)-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in maamulka Ahlu suna uu iska bari yeelay dagaalki ka dhacay Dhuusamareeb.

News_live_logo_

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in Ahlu suna ay sheegtay in raga dagaalamaya ay yihiin rag kasoo gashaday shaarka Ahlu suna ayna waxba kala socon dagaalkaasi kuna luglaheyn iyagu.

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusmareeb Sheekh Cabdiraxaman Aadan  oo la hadlay ayaa sheegay in aysan kasoo horjeedin dowladda Soomaliya,shacabka ayuu ugu baaqay in ay iska daayan wararka la isla dhexmarayo ee sheegaya in dagaalka Ahlu Suna ay wado.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay cid kastoo dagaalka ka qeyb qaadanaysa in ay joojiso dagaalka loona daneeyo shacabka.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Dhuusamareeb.