Warkan oo ay Bahisay Warbahinta Dalka Canada Ee CBC ayaa maanta soo if Baxay.
Faarax maxamed shirdoon oo uu adeer u yahay Ra’isul Wazarihii hore ee Somaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu dhex arkay muqaal laga soo duubay dagaal yahano katirsan kooxda islamiga ee kadagalanta dalalka ciraaq iyo siiriya ee ISIS.
Wiilkan ayaa la sheegay inuu gubay Basaboorkiisa Dalka Canada waxana uu go’aan Saday inuu ku Biiro Kooxda Islamiga ee ISIS.
Warbahinta Dalka Canada ee CBC ayaa maanta wax ka qortay warkan, iyadda oo sheegtay in, faarax la ogaday in dalka Siiriya uu u aday si uu u caawiyo kooxdasi islaamiga.
Dalka Canada oo kaliya waxa kaso Tagay 130 Dhalin yarro Somali u Badan kuwaso Jihaad u Doontay Wadamada Somaliya,Siiriya iyo Ciraaq.
Idale News Online,Ciraaq.