Dhageyso: Warbixin Madaxda Dowlada oo Aan Iska Warheyn Xilliyada Ay Warbaahinta La Hadlayaan.

0
197

Warbixintaan aad dhageysan doontaan waxa ay ka hadlaysaa in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan iska warqabin xilliyada ay Warbaahinta la hadlayaan.
Dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbaahinta ka sheegay in la cafinayo shaqsi waliba oo ka tirsan Al-Shabaab, xitaa hadii Amiirka ugu sareeya Al-Shabaab uu Dowladda isku soo dhiibo.

Warkaas ka duwan waxaa isna Warbaahinta ka sheegay Guddoomiyaha Cusub ee Maxkamada ciidamada qalabka sida Tuuryare oo sheegay in Qofkii Shabaab ah oo ay Dowladda gacanta ku dhigto Waalidiinta qofkaasi dhalay uu usheegayo inay tacsi dhigtaan.
Halkan Ka Dhageyso.

[audio:http://risaala.net/uploads/content/audio/20917.MP3|autostart=yes]

Xasan & Jawaarey.