Muqdisho(INO)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Xuseen Sheekh Axmed Kadare isagoo si koobanna uga hadlay taariikhda uu marxuum Kadare ku dhex leeyahay umadda Soomaaliyeed.
Muuqaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Hoos Ka Daawo:
Idale News Online, Muqdisho