Daawo:CitizenTv oo Su’aalo ku harqiyey Wasiirka Arrimaha Debeda Soomaaliya

0
238

Nairobi(INO)-Wasiirka arimaha debeda Soomaaliya Abdisalam Omar Hadliye oo ku sugan dalka Kenya islamarkaana ay Dawlada Soomaaliya usoo dirtay inuu Dawlada Kenya kala hadlo arimaha Xawaaladaha ayaa kulamo kala duwan ku la qaatay masuuliyinta dalka kenya iyo Sidoo kale gacansatada Soomaaliya.

Wasiir Hadliye Ayaa Su’aalo adag Loogu Harqiyey Waraysi uu la yeeshay Tv-ga  Citizen.

Halkan Ka Daawo.

hadliye

Idale News Online, Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here