Daawo:Baroorta Qoysaska Wiilashii Itoobiyaanka ISIS Gowracay

0
192

Addis(INO)-Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa waxaa weli ka socoto tacsida iyo baroor diiqda loo sameynayo dhalinyaro dalkaasi kasoo jeeda oo kooxda Daacish ay ku gowraceen dalka Liibiya 19-kii bishan.

A woman mourns with the framed picture of a man said to be among the 30 Ethiopian victims killed by members of the militant Islamic State in Libya, in the capital Addis Ababa

Dhalinyaradaasi oo haystay diinta Masiixiga ah ayaa waxay qoysaskooda sheegeen in wiilashooda ay u tahriibeen dalka Liibiya, kuna haminayeen inay ugu sii gudbaan dalalka kale ee Yurub si ay ugu soo shaqeeyaan.

Halkan Ka Daawo



Idale News Online, addis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here