Daawo Xildhibaan Bom la galay Xarunta Baarlamaanka Dalkiisa si uu u muujiyo in uusan amaan jirin.

0
173

Mid ka mid ah Mudanaayasha barlamaanka dalka Australia oo lagu magacaabo, Senator Bill Heffernan, ayaa si uu u cadeeyo habac sanaanta ammaanka xarunta golaha, waxa uu la soo baxay, bamboo kuwa gacanta lagu sameeyo ah, taas oo uu awooday inuu la soo dhaafo goobta lagu baadho dadka soo galaya xarunta golaha barlamaanka ee dalkaas, waxaanu sheegay in cid kaliya oo xitaa dareentay aanay jirin.

Fadhigii golaha ee ka qabsoomay caasimadda dawlada Australia ee Canberra, waxa uu mudahan beeraleyda ah, Senator Bill Heffernan, oo sanadkii 1996-kii, markii ugu horaysay loo doortay barlamaanka dalkaasi uu sheegay in goluhu halis ku jiro.

 727

Idale News Online, Sydney.