Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika isla markaana kula dar-daarmay in ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen.
DAAWO FILMKA:
[vsw id=”ZjVUqikCyq4&feature=player_embedded” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho