Daawo Sawiro:Ciidanka NISA Oo Gacanta Ku Dhigay Gaari Ay Saarnaayeen Hub iyo Walxaha Qarxa

0
439

Muqdisho(INO)- Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa Xalay Xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho ku qabtay Gaari ay saran yihiin Hub iyo Walxaha Qarxa.

Gaariga waxyaabaha saarnaa waxaa ka mid ah Garneelada Garabka laga Tuuro, Qoriga AK47, Boolal loogu talagalay marka uu gaarigu qarxo in uu dadka waxyeello baahsan gaarsiiyo.

Saraakiisha Hay’adda NISA, ayaa Sheegay in Qabashada Gaariga Hubka iyo Qaraxyadu saran yihiin ay gacan ka siiyiin dadka deegaano oo wada shaqeyn wanaagsan la sammeeyay hay’adaha Amniga.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

NISA 1NISA 2NISA 4NISA 5

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay