Dhageyso:Xildhibaan Prof. Dalxa Oo Hal Arrin Ugu Baaqay Dowlada Soomaaliya

0
399

Muqdish(INO)- Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya loogu baahan yahay in ay il gaar ah ku eegaan dadka danyarta ah ee ku nool Kaamamka Barakacayaasha ah.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Dowlada ay masuuliyad gaar ah ka saran tahay dadkaasi loona baahan yahay in loo diyaariyo dharkii ay ku ciidi lahaayeen.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in cid walbo oo wax heysta laga doonayo iney dadkaasi danyarta ah ay u gargaaraan.

Halkan Ka Dhageyso

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay